"Meel ay caddaaladi ku dhimatay, faqrigu ku xoogaystay, jahliguna bannaanada iska yaala, meel uu dareemayo in uu ku dhex dulman yahay bulshada, kuma nabadgeli doonaan dad iyo duunyo."...
Lafahaba midaan la jebinaa jirto!!
Dadku waa karaameysan yahay oo Rabbi ayaa karaameeyay oo waa kan na leh ”Walaqad karramnaa banii aadam”. Midda kale waa tan la yiraa ”Man sharafa...
KEDISKII I KADEEDAY
Muddo ayaa ka soo wareegatay, xilligii aan shaqada billaabay, markaan yoolkeygu waa in aan guursado guri cidlaa lagama soo jeedi karo waxaa ii shidan heestii Xasan aadan...
Ninkii seexdaa Sicii dibi dhalaa!!
Ma ahan wax nagu cusub maqalka xikmaddaan, waa wax mar kastaa ku soo noqnoqdo dhegaha dadka. Ma ogi in aan isku si u aragno iyo...