Qoraallo

SHEEKADA TEDDY | TURJUME: IBRAAHIN-NOLOSHA

Markii ay soo hor istaagtay ardayda fasalka shanaad, oo aheyd maalintii ugu horreysay ee ay dugsiga tagto, waxa ay carruurta u sheegtay hadal aan run aheyn. Si la mid...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 21-AAD W/D:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 21-AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Dhaqamo Daajoon" waxa tiriyey laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariistee. Laashin: Maxamed Gacal Xaayow, guurowgaan wuxuu tiriyey,...

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud “Masxaf”

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ Dudmo waa xaalad dareen oo ay la kulmaan haweenku. Dudmadu badanaaba waxa ay la xidhiidhaa arrin tabasho oo dhinaca gabadha ah. Dareenka...

Aabbihii Ambaday Q1AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q1AAD! Waa goor habeennimo ah oo goortu sheegto caga caganayso kowdii iyo badhkii(1:30)  waxaa jidka maraya dad iyo baabuur teelteel ah, intooda badana hoyaatin u ah guryahoodi iyo baraday...

BARIIDIN IYO BADBAADO W/Q:- Cabdikariin Cabdulle Culusow “Ugaas Jallaato”

BARIIDIN IYO BADBAADO Maano Iisho waxa ay ka shaqeyn jirtay warshadda hilibka, warshaddaas oo lagu diyaariyo hilibka kawaannada, maqaayadaha  iyo dukaamada waaweyn si lagu iibiyo. Habeen habeennada ka mid ah markii...

HAMMIGII HUNGOOBAY Q-2AAD WQ:- Mustaf Cusmaan

Xaalku wuxuu sidaas ahaa muddo ku siman afar sano dareenkuna aniga ayuu gooni igu ahaa Hodanna sidaa ayaan uga cabsan jiray. Naftayda la ildaran waabaayada gammuunka caashaqa waxaan...

Gacasho W/Q. Saynab Xaaji Axmed

Gacasho Markaan dheegga dhulka dhigay, dhegahayga waxaa ku soo dhacayay or iyo qaylo meel dheer ah. Indhahaan isku hayay uurkase waan ka soo jeeday, markuu sawaxankU sii...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 20-AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 20-AAD. Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: ”Hooyo" waa guurow in yar oo kooban ka iftiiminaya milgaha hooyo leedahay, maadaama aysan jirin qof wada tilmaami karta...

BEN CARSON Q7AAD

BEN CARSON Q7AAD Wax badan ka oran maynno Ben Carson iyo siyaasadda, waayo, muhiim inoo ma leh faa’ido badanna ka heli maynno. Kaliya waxaan xusaynaa: Ben Carson dhanka siyaasadda guul...

DUULAANKA AF-CARABIGA IYO DABAR-GO’A AF-KA SOOMAALIGA Q1AAD

DUULAANKA AF-CARABIGA IYO DABAR-GO’A AF-KA SOOMAALIGA Afku waa udub-dhaxaadka ama gundhiga ay ku taagnaato bulsho ama qaran, afka haddii uu baaba'ayo waxaa la galbada dadkii ku hadli jray kuwaas oo...

SHEEKOOYIN