Qoraallo

Aabbihii Ambaday Q8AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q8AAD! Waxa uu yidhi Xaashi oo sheekadii si wada waxa  ay i weydiisay  weydiin aan rabay  in mar uun lay weydiiyo, haddana waxaan u firkanaxay sida nin kayn cidla ah...

MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO? W/Q:- Cabdiraxmaan Barre “Cadde Baari”

MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO? Afar sano kaddib kolkay dhalatay Wilma Rudolph waxaa ku soo boodday qandho aad u daran  si baaxad lehnna u dhexqaadday dhammaan xubnaha jirkeeda ugu...

INTEE NALOON WADAA? W/Q:- Abdulle Abdi kariim (Abka)

INTEE NALOON WADAA? Waxaa dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan fajac ku noqotay wax aan ab iyo isir u laheyn, sida kufsi wadareed carruur loo geysanaayo, meyd la...

ARXAN-GOYS Q-1AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-1AAD Waabaa beryay aan bilicsammeyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiira-huraad ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku dhaqan carra'edeg (adduunka). Qaddarta Eebbe...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! Qaybta 3aad Idil waxay noqotay mid lagu qasbay Guur aysan filayn, ninka loo soo doonay magiciisa wuxuu ahaa Axmed Cilmi Warfaa, wuxuu ahaa wiil asaageeda ah balse dookhu...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 128aad                                          1-Dumarka waa Deeq Alle Ma ogtahay in Dumarku yihiin Hadiyad qaali ah oo adiga Raga ah Alle kugu mannaystay? Fadlan qaddari...

Tacsida bahda laashin

Ma jiro qof adduunka baaqi ku sii ahaanaya, mana jiro ruux Eebbe hibo iyo oggolaansho u siiyey inuu sii noolaado. Aadanuhu mar walaba wuxuu u tooghayaa oo uu suge...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN. W/Q: Mohamed Musa Noor

                                          KUFSI IYO KADEED ADDUUN Qaybta 2aad Waa Nolol runtii ku dhisan Colaad, Caddaalad darro, dhicid la is dhaco iyo Xoolo jacayl, waxaa kaloo ka marnayn noloshaas Faanka, gabdhaha iyo wiilasha ma sinna...

Labada doorasho ee nolosha W/Q:- Cabdalla Qaasim Daameey

Labada doorasho ee nolosha "Cabsida ay dadku ka cabsanayaan guuldarrada ayaa ah midda ugu danbeyntii horseedda jabkooda". Napoleon Bonaparte. Waxaa jiray boqor Japanese ah, marwaliba oo uu dagal qaadayo...

SHEEKOOYIN