Qoraallo

KULA LIHI! Q-2AAD (A) W/Q: Xuseen M. Cabdulle “WADAAD”

KULA LIHI II (a) Maxaad i tiri: ”madaxaaga ilaasho?” Madaxu jirkoow ka mid yahay ee maxaad gaar ugu yeeshay? Kuye: ”Anba ma ogiye sideeda u qaado”. Wax uusan ogeyn muxuu...

CAWO SHAYDAAN! W/Q: Cabdulle Cabdi kariim “Abka Jallaato”

CAWO SHEYDDAAN Waa ammin danbe magaaladuna waa bandoow todobaad ayaa laga jooga markii ay dowladdu xayiraad ku soo rogtay gebi ahaanba isku socodka dalka,  waa 30 kii March 2020...

ARXAN-GOYS Q-5AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-5AAD Faafaha karoonuhu wuxuu noqday mid gebigiisaba nolosha aadanaha qabbiray (karaantiilay) wax walbana waddadii ay ku agaasinnaayeen mid ka duwan ku hadaafiyey. Kala bar aadanaha, kuwii baraaraha ku noolaa ee heystay deegaan...

KULA LIHI! W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI! Waxaa la yiraa: ”Nin adduunyo joogow, maxaa aragti kuu laaban”, nimaan yaabin ayaa yiri: ”waa yaabay”!. Semen waliba waayihiisa lehe, maantana ma tanaa timid.Waa tee? Waa tuma? Ma...

MARTI AHAAN MEYNO W/Q: Cabdislaaan Axmed Maxamed “Ceeryaamo”

MARTI AHAAN MEYNNO Iska cun….Iska guurso….Iska dhal…..Iska xamaalo…iska raaxayso…Jiifo, soo kac…Qubayso, bax! ayaa adduunka bari caada ka noqotay..Geedku wuu dhashaa… Dhintaa, dhacaa ama dhuux adag buu yeeshaa oo si qab...

SUULKA LUGTA IYO SIRTA KU DUUGAN WQ; Calinaasir C/rasaaq Axmed

Suulka lugta iyo sirta ku duugan Soomaalida waxa lagu tiriyaa dadyowga dunida ugu faca wayn, maadaama ay ku uuman yihiin geeska Afrika oo la rumaysan yahay in sooyaalka aadamuhu kasoo unkamay muddo...

SHEEKOOYIN