Midabyeynta biyaha iyo soomaalida!
Marka aad si wanaagsan u dhuuxdo halkudhega qoraalkan waxaad ogaanaysa in ay soomaalida iyo biyuhu wax badan isaga eg yihiin.Biyuhu waa midab ma doorshe, waxaad arkaysaa...
HA GACAL SEEJINNIN GABADHAADA!
Muna-dheer, waa gabar dherer iyo lixaad iyo bilic asalkeed uu Eebbahay u hibeeyay. Waa 18 jir nin loo guuriyay lana doonayo in goordhow la guri geeyo,...
Gorfeynta “Godob iyo Gallad”
Dhiganahan la magac baxay: “Godob iyo Gallad” wuxuu soo bandhigayaa sheeko faneed aad u qiima badan oo wax badan ifineysa. Wuxuu qoraagu si xirfad...