Qoraallo

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha W/Q: Mukhtaar Axmed Nuur

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha Marar badan ayaynnu maqlnay hebel waa hebel oo aan biyo is marin ! heblaayo waa hooyadeed oo halkan taagan !...

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! W.Q: Ibraahin-Nolosha

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! Askari ka tirsanaa ciidankii Nabadsugidda Soomaaliya ee Dowladdii Kacaanka ayaa Habeen habeennada ka mid ah heegan lagu qoray. Xabsi ay maxaabbiis badani...

Faallada dhiganaha Godob iyo Galllad W/Q:Amal Aden(ina Baaloow)

Maanta waxaan mar labaad dhammeeyay dhiganaha Godob iyo Gallad ee uu qoray Dr Xuseen Wadaad. Sheeko faneedka buuggaan ku qoran waxa ay run ahaantii u egtahay dhacdo dhab ah...

I D A H A W/Q: Dr.Ibraahin Dhuxul.

I D A H A Waxay kamid yihiin boqortooyada noolaha (Animal Kingdom). Bahda lafdhabarleyda ah (Chordata). Gaar ahaan bahda naasleyda (Mammalia). Iduhu waxay Ku jiraan bahweynta Qanjaafileyda ama se raafyarta...

Falanqeynta Dhiganaha Noloshii Sillooneyd W/Q: Dr Zedra Sheekh

  Buuggan ama dhiganahan magaciisu yahay NOLOSHII SILLOONAYD, waa buug koobsanaya dareemo fara badan iyo waayaha nolosha oo dhan, kuwaasoo ka dhasha duruufaha iyo dhacdooyinka aadamaha soo mara. Waa buug sawir...

Falanqeyn dhiganaha GARDAADIYE W/Q: Yuusuf Cumar Nuur

Falanqeyn dhiganaha “Gardaadiye" Qoraaga buugga: Laashin, qoraa sare: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Bogagga buugga: 140-bog Maalintii khamiista aheyd taariikhduna ku beegneyd 22 bishii July 2021 waxaa aheyd maalin qurux badan,  waxaan  nasiib...

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) WQ; Cali M. Diini

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...

ANIGA IYO MUQDISHO WQ; Cali M. Diini

Waxaa subaxaas haddii uu i arki lahaa igu qosli lahaa Ibnu Batuuta oo Muqdisho iiga soo horreeyay in ku dhow 700 oo sannadood.

Nabsi iyo Nacab rageed Q2AAD W/Q:Shukri Calasoow

Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

SHEEKOOYIN