Qurba joogta Qarannimo uma diyaarsana!
Tan iyo markii bur burka ku dhacay dalkeena, waxaa ka baxay dalka ayaa la oran karaa kala bar umadda intii ku noolayd qaab walba oo...
ARADNAANTA UMADDA EE AFKA HOOYO.
Inta badan marka aad booqatid baraha bulshada waxaad dareemeysaa is fahmi waa u dhexeeyo bulshada soomaaliyeed ku gaar ahaan da’ yarta iyo Hal abuurka soomaaliyeed...
Wargeyska billaha ah ee Gobollada dhexe ayaa wuxuu soo baxaa bil walba, Wargeyskan oo ah wargeys u adeega bulshada dhinacyada horumarinta adeegyada iyo ma huraanka bulshada, sidoo kale dhiirigeliya...
Ma dhinte waa ilaahe, Kadare dhaxal buu ka tagay.
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Alla ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare )...
FAKARKA FICILKA RAACSAN
Waxaa laga yaabaa in aad tahay qof wax abuuris badan, dhinac walba oo shaqo lagaaga dirana aad saamayn balaaran ku yeelan karto marka laga hadlayo fakar keenidda...