Ma dhinte waa ilaahe, Kadare dhaxal buu ka tagay.
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Alla ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare )...
FAKARKA FICILKA RAACSAN
Waxaa laga yaabaa in aad tahay qof wax abuuris badan, dhinac walba oo shaqo lagaaga dirana aad saamayn balaaran ku yeelan karto marka laga hadlayo fakar keenidda...
Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD
Guuleed waa gaban aan Garaabada afka ka qaadin habeen iyo maalin. Wuxuu ku koray agoonnimo. Aabbihii wuxuu...
SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q12AAD
Arrin culul oo dhalanteed ayay igu noqotay, wax aan dhahana ma garanayn, waxaan isku dayay in aan is moogayso oo ku dhaho “haddaad iga...
QOFNA FICILKIISA MA NOQDO
Sida badan dadku waxay dhahaan mar walba raadso qof wanaagsan oo wax kugu soo kordhin kara, jumlada hadalkaas waa mid qurux badan runtii oo dhawaqa hore...