Qoraallo

QABIILKA IYO QIIMIHIISA. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

QABIILKA IYO QIIMIHIISA Qabiil marka laga hadlayo wuxuu Allah u sameeyay in dadku iskaga aqoonsadaan qaybaha kale ee bulshada, si loo kala garto Qofka Xigtada kuu ah iyo qofka aan...

Riyadii Macaaneed!! By Cabdicasiis M. Shidane.

-------------------------- Waxaan soo galay aqalkii yaraay ee aan dagnaay, kuna yaallay xaafadda dadka soboolka ah la dajiyo, aniga oo lugaha qaadi la’ daal iyo tabar la’aan awgeed. Qolka jiifku wuu...

SOOMAALINIMADA WAA ISSIR. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

SOOMAALINIMADA WAA ISIR Waxay ahayd subax ka mid ah subaxyada aan u soo kacay gudashada waajibkayga shaqo, sida caadada ii ahaydna waxaan la soo kalahay Gaarigayga aniga oo kusii jeeda...

MAXAA MAYDKA LOO AMAANAA?! WQ/Mohamed Musa Shiikh Noor

MAXAA MAYDKA LOO AMAANAA?! Waligaa ma aragtay Mayd inta dhintay Ceebtiisa la sheegayo? jawaabta in ay  u badantahay maya ayaan filayaa waana wax ka caadi ah waayadan dambe Dunida in...

MAS’UULNIMADU MA LACAG BAA? W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

MAS’UULNIMADU MA LACAG BAA? Inta aanan u guda galin qaadaa dhigga Maqaalka, waxaan jeclaan lahaa in aan marka hore su’aalo badan is waydiino kuwaas oo ku saabsan dhowr wadiiqo oo...

Xilli Tirsiga Soomaalida. W/D Cabdirisaaq Xuseen Guuleed.

SANADKA SOOMAALIDA. Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba. Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal...

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho Muqdisho oo lagu qabtay Xaflad lagu soo Bandhigayey Buugag kala duwan oo uu Qorayey 40 Sanno Qareen, Qoraa Cabduraxmaan Xuseen (Abuu Xamza) “Aniga waxaan akhristey Buugiisa...

Waaya araggu, waa kuma? W/Q: Cali Maxamad Maxamuud

  Waaya araggu, waa kuma?   Adduunyadan aan ku nool nahay, waxaa lagu kala hormaraa hadba sidii qofka, qoyska, qowmiyadda ama Qaranka ey u fekeraan. Haddaba, dadka inuu fekero, oo uu fekerkiisa ka miradhaliyowaxey...

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE… ? W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE……. ? Taariikhda waxaa loo bartaa si wax looga ogaado wax badan oo aan la ogayn aqoona loo lahayn, waxaa kaloo taas  sii dheer in Qofka...

Dakhar ii dhiib! Qalinkii: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Dakhar ii dhiib! Dhowr sano oo aan baladka ka maqnaa dabadeed, ayaan Magaaladii ku noqday, Waa magaaladii aan ku dhashay oo si aad isu badashay, kaliya Geedihii baan is badalin,...

SHEEKOOYIN