Qoraallo

Sirdoonka Dahsoon! W/Q; Cabdiraxiin H. Galayr

Sirdoonka Dahsoon!   Sirdoon, ugu horreyn bal eraygan aynu qeexno  oo qaabinno, inteynaan xogihiisa kale ee muhiimka ah u gelin. Sirdoonka ama Nabadsugiddu, waa Hay’ad dowliya, oo ka masuul ah, ilaalinta, uruurinta...

BAQDINTA IYO GAAJADA: CADAWYADA SOOMAALIDA

BAQDINTA IYO GAAJADA: CADAWYADA SOOMAALIDA Sida ku cadba natiijada sahanka qiyaasta shacabka Soomaaliyeed, ee uu faafiyey wasiirka Qorsheynta Caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ceynte, 10% shacabka Soomaaliyeed...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.126-130aad W/Q. Ahmed Hayow

Yaasmiin markay albaabka soo garaacday, waxaa ka furtay Layla, ayadoo aan waxba waydiin ayay gudaha gashay, Layla waxay ka carootay qaabka ay Yaasmiin guriga u soo gashay waxay ku...

Xadaaradihi la soo maray Q.1aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Markaad dib u fiiriso isbedelada Ummadda Soomaaliyeed ay soo martay, waxaa kuu muuqanaayo inuu jiro isbedel weyn oo saameyn ku yeeshay. Waxaa la soo maray xadaarado kala duman markaan mid...

Labo XAASLE waa labo XANIYOOD! W/Q: Bashiir M. Xersi

Labo XAASLE waa labo XANIYOOD!   “Labo XAASLE, waa labo XANIYOOD!” waa aragtida guud, ee bulshadeennu qabto badi, haddii aysan dhami ahayn. Ewel guurka ayey eheed, oo xilliyo kala duwan la...

GAADIIDKA NOLOSHA. Qore : Mohamed Musa Shiikh Noor

GAADIIDKA NOLOSHA Tilmaanta laga baxshay Nolosha waa mid fara badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin, qaar baa Nolosha ku tilmaamay sida Bus la saaran yahay oo kale, qaarna...

Madaxu waa tii Xaflad tagta!! W/Q M.C. Dhaaley

Madaxu waa tii Xaflad tagta!! Guddoomiye magacaagaa la yiraa. Qolkaas Xafiis ayaa la yiraa. Kursigaasna fadhigaaga ayaa la yiraa. Kaasina Baabuur baa la yiraa oo xiim xiimta ayaa laga yeersiiyaa...

Feejignaanta Faca Soo socoda Laga Rabo. W/Q: Cabdicasiis Shidane

Si loo baddalo hoggaanka gaboobay ee dalka iyo dadka hor taaggan, waxaa lama huraan ah, in la helo fac cusub, oo ku qalabaysan aragti iyo ogaal fog, kana duwan...

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika!

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika Waxaan qormadan uga hadli doona 10-ka shaqsi ee hoggaamiya shirkaddaha is gaarsiinta afrika ugu awoodda badan, shaqsiyaad kaas oo adduunyada siyaabo kala duwan looga xusay...

Bukaanada u Adkeysta Dawadda oo ku badanayo Soomaaliya!

SOOMAALIYA: Bukaanada u Adkeysta Dawadda Cudurka Qaaxada oo ku badanayo! June 2014 - Adkeysi jeermiska sababa cudurka qaaxada ee u yeesha daawada ayaa si aad uga baahayo dalka Soomaaliya sida...

SHEEKOOYIN