Qoraallo

Qof Qaran noqo W/Q: Sakariye Cabdixaliim

Qof Qaran noqo Dadka dunidan ku nool,waa laba nuuc: 1: Qof noloshiisa iyo jiritaankiisa asiga kaliya ayay faa’iido ugu jirtaa. 2: Qofna noloshiisa iyo jiritaankiisa waxay faaiido ugu jirta, asiga...

Noloshii Sareeda! Q2AAD

Waxa ay la wareegtay dhammaan shaqadii reerka. Subaxii waxa ay soo toostaa aroor hore si ay u aaddo Suuqa oo ay kasoo iibin jirtay qudaarta ay hooyadeed saarto miiska...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 10aad (SHEEKO XIISE LEH) Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 10aad   Cashadii kadib waxaa la wada aaday xagaa iyo Sariirta, habeenkaa wuxuu ahaa habeen uga duwan C/xakiin habeenada kale xaga qanaacada xaaskiisa, Casha macaan, soo dhawayn, Farxad,...

Siraha Muslimiinta Dib U Dhigay, W/Q: Axmed-Assad

Siraha Muslimiinta Dib U Dhigay, W/Q: Axmed-Assad AHMED ASSAD·FRIDAY, NOVEMBER 6, 2015 Aafooyinka dahsoon ee aan ka bartay - Sheekh Yasir Qadhi, PhD Dr. Qadhi, wuxuu ku dhashay magaaladda Houston, Texas, USA...

RIYADEYDA WALI MA RUMOOBIN! Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

RIYADEYDA WALI MA RUMOOBIN!   Qofku marka uu riyo leeyahay waxey la mid tahay in uu leeyahay Rajo oo uu wax uun tuhmayo waxna sugayo, rajana uu ka qabo waxaas uu...

Noloshii Sareeda!! (Dumar iyo dadaal- Qaybtii 1aad)

Sareeda waxa ay ku dhalatay tuula yar oo ku taalla gobolka Mudug, waxa ay ka dhalatay qoys sabool ah oo aan xoola badan laheyn.Waxa ayna dhalatay xilli abaar ah....

JAASUUSKA. QAYBTII 4AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 4aad Xukunka Islaamka ee Jaasuuska gaalada Xukunka islaamka ee jaasuuska gaalada u jaasuusa waa dil. Xaadhib bin Abii Baltacah زؼخٍث أثٟ ٓث حبغت waxa dilka ka celiyay ma ahayn...

JAASUUSKA. QAYBTII 3AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 3aad Jaasuusku waa munaafaq Ilaahay Cazza wa Jalla ًجٚ ػض هللا wuxuu Aayadda boqol shan iyo afartanaad ee Suuratu Al Nisaa'i غبءٌٕا سحٛع noogu sheegay inay munaafaqiintu meesha ugu...

JAASUUSKA. QAYBTII 2AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybta 2aad Jasuusku mu’min ma aha Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, wuxuu caddeeyey inuusan jaasuusku mu'min ahayn, wuxuuna yiri: "٠ب ِؼشش ِٓ أعٍُ ثٍغبٔٗ ٌُٚ ٠فط اإل٠ّبْ ئٌٝ لٍجٗ!...

JAASUUSKA. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

    JAASUUSKA Qaybta 1aad Jaasuus Jaasuus طٛجبعٌاwaxaa la yiraahdo qofka baara oo raadiya sirta qof kale ama dawladba, sirtaas uu helayna u geynaya qof kale ama dawlad kale si qofkaas ama dawladdaas...

SHEEKOOYIN