Qoraallo

Qalin jebisaye maxaa xigey? W/Q: Mahdi Maxamuud Cabdi

Qalin jebisaye maxaa xigey? Sida caadiga ah Ardaygu marka uu ku jiro waxbarashada qaasatan tacliinta sare had iyo jeer wuxuu maanka ku hayaa ama maskaxdiisa ka guuxeysa fikaradda ah qalijebin...

Dhacdo xanuun leh: Shan jir isaga iyo waalidkiis Aanno loo dilay W/Q:Yusuf Abukar Cusman (Buulalow)

Dulmiga - Cudur ay Soomalida la nooshahay (Chronic Illness)   Maalin dheer oo shaqo badan kadib, Amran waxey soo shubatay koob shaah ah waxayna ag fariisatay hooyadeed. Amran waa 23 jir, wexey...

Baraarugga dhallinyarada sii bullaalaya W/Q: Anfac Abdulahi Mohamed

Baraarugga dhallinyarada sii bullaalaya. Sida aan wada ogsoonahay dhallinyaradu waa laf-dhabarka ummadi leedahay waana kaydka dhabta ah ee ay haysato habboonna in sifiican looga faa’iidaysto.Mujtamac waliba oo dunida Guudkeeda saarani...

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) W/Q: Xamdi Cismaan Xuseyn

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) --------------------------------------------------------------------- Waxay ii ahayd subax iiga duwan subaxyada kale. Ma garanayo waxa aan ku tilmaamo dareenkeyga siduu ahaa, iyo hilawga aan u qabay ka qeybgalka iyo...

Nashada Jimcaha Maad iyo Madadaalo W/Q. Prof Yaxye sheekh Caamir

NASASHADA JIMCAHA A—Malaay weeyn iyo mid yar ayaa badda ku wada dabaalanayay,kii yaraa ayaa wuxuu arkay hilib yar oo biyaha dhax sabeeynaya,waana ku leexday si uu u soo qabsado. Kii...

Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah.

  Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah ee Bakr bin Waa'il بكر بن وائل iyo Tamiim bin Marrتميم بن مر   كتاب مجمع الزوائد ومنبع الفوائد -...

GUURKA HALA BADSHO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

GUURKA HALA BADSHO. Inaga oo ku nool duni waayadan dambe inta is furta ee qoyskoodu burburo iyo inta is guursata ee qoys dhista ay xisaab ahaan isla eg yihiin haddaaba...

TUFTA & TAHLIISHA Haaya Tafaraaruqaa Tirmaahe! W/Q:- Maxamed Cumar Ugaas Muxumed

TUFTA & TAHLIISHA Haaya Tafaraaruqaa Tirmaahe! Xaqiijinta Heer ka gaaridda Horumarka Ummadda waxaay ku xerantahay hadba siyaasaddaha cadcad ee loo dajiyo in lagu hago dhallinyarada ama jiilka soo koraayo ee dalka,...

GABAY MISE GARAB- DAAR W/Q:Cabdullaahi Shire Yuusuf.

GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa...

SHEEKOOYIN