KULA LIHI Q.11aad
Halkaan aan uga nasanno: ”No way iyo Alaysa kadaalika”.
Inkastoo dhir xoogliyo
Dhammac yaab leh lagu shido
Ma dhadhaar nuglaadoo
Sida dheylo Suulkiyo
lagu goosto dhooshoo
Hilib laga dhigtaa jira!!!
M.I.Warsame "HADRAAWI"
Waxaa la soo...
Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...
KABAHA LAMA GEDDIYO:
In la baasaysto kabaha oo la geddiyo waa dhaqan ka caan ah soomaalida dhaxdeeda, waxaana carruurta looga digaa in ay sidaas sameeyaan. Soomaalidu waxay qabaan in...