Qoraallo

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybta 11aad Aniga oo gacanteeda iska qaadayo ayaan ku iri waan ka xumahay ubax in waxa aan kuu sheegay aanan oofin karayn, ma furayo Fowsiya. Guurka...

Waddada suubban. Q30AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q30AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” "Daalacashada Eebbe ee Addoomihiisa" Eebbe wayne kor ahaaye wuxuu yiri: الَّذِي يَرَاكَ حِينَ تَقُومُ ﴿٢١٨﴾ وَتَقَلُّبَكَ فِي السَّاجِدِينَ ﴿٢١٩﴾. Eebbe waa kan ku arka marka...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 10aad Aniga oo warqadahayga sita ayaan kasoo jaqaafiyay xaafadda, subax xanuun badan ayey ii ahayd, aad ayaan isku cunayay iskuna canaanayay, is waydiintan badana...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q14AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q14AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: “Dhulkaanaan gariirine ma jiro hoog kaloo dhiman" waxa curiyay laashin: Caraboow Maxamed Axmed Xasan, laashinku wuxuu...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q10AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q10AAD.”Waxay sama tageen kobtii geelu ku oodnaa, ammin ku beegan fiid cowlki, waxa gasada geelu hoydo kusoo dhaweeyay, koraygii Toxoboow la dhashay ee xorrodka...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 12aad

AALADDA WAREYSIGA Casharkii koow iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay hab baarineedka tayada, iyada oo kooban. Casharkan waxa aynu ku baran doona aaladda wareysiga (Interview), oo ka mid...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)Qaybtii 9aadSi aan wax badan u ogaado ayaan go'aansaday in quraacda iyo cashada aan gacantayda ku diyaariyo waa sida aan samayn jiray marka ay...

Waddada suubban. Q29AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q29AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Qaddarinta Culimada Ahlu Diinka ah iyo wax garadka, samaha ka taliya iyo in laga hormariyo kuwa kale oo la muujiyo sharafta, meeqaamkooda...

Mushkiladaha Soo Ifbaxaya Waqtigan

Maxaa inoogu soo bixi kara haddaynu ka gudubno dhawaaqa aynoo fidinayaan kuwa ku xasila qummanaanta maskax miiradka? Muhiimad inooma laha inaynu ku baraarugno qalalaasaha qarsoon e, ay fidinayaan dad loo...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Dhaliil igu jirtaa" Waxaa tiriyay: Abwaan Cabdulle Axmad Maxamuud (Cabdulle Geeda-Naar) wuxuu uga hadlayaa arimmo...

SHEEKOOYIN