XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 27aad KU HAGAAJI NAFTAADA AKHLAAQKu hagaaji naftaada Akhlaaq wanaagsan, marjiceedana ha noqdo sidaas, ku xooji naftaada Akhaalada...
Haddaad sii noolaatid Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay donaan bay soo dhashaan,...
Tuugsigii dadbanaa Q10AAD Waxey aheyd maalin roobaad oo jawiga aad u daganaa, roobkaan oo bilawday habeen barkii ayaa wali si teel teel ah u da,aya oo ah mid lagu dhax...
Saaxiibkaan eersaday Q20AAD. Markay Booliisku gudaha soo galeen ayay yaabeen, markay arkeen nin Afku dunsan yahay iyo mid wejigu diirdiirmay, waxay kale oo la yaabeen in midna la dul dhoobna...
Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q9AAD Maxamuud markuu waayay Habboon wuxuu soo aaday gurigooda, markuu soo galay ayaa loo sheegay inay Habboon ku maqan tahay Dugsi Bareyfit ah ay dhigato oo...