"Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad." W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Asigoo dug kasoo habjaqay dul na u dhabuullacaya ayuu rabta ay iska gooyaan, lamada widiq ee hal na tafaalka yahay hal...
Farxaddu iib maaha Q5AADXaaska Rooble oo wax xog ah dheeriya soo helin kuna soo hungoowdey reer Raage ayay gurigeeda ku soo laabatay, waxey u timid Rooble oo meeshii ay...
Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guurWaxaan ka soo baxay shaqadii, aad ayaan u daalnaa gaariga ayaan daartey inta kursiga isku tiirshay, ayaan bilaabay inaan aqriyo farriimihii la ii dhaafay inta...
Farxaddu iib maaha Q4AAD Raagge iyo xaaskiisa waxay ku afar afareysteen, marka hore iney salaadda Duhur iska baxshaan labo labo rakco oo salaatu shukri ahna dukadaan. Markii ay ka soo...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 54aad 1-Waan kuu sabrayaa Waan kuu sabrayaa si aan u helo daganaan Qalbi, xumaantaada waan is moogaysiinayaa...
FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda...