Curis

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 106aad                                         1-Qaddar iyo doorasho. Waxyaabaha qaar aad nolosha kala kulanto sida qaddarta waa in aad sidooda ku aqbashaa, maxaa yeelay wax...

GARBADUUB Q33AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q33AAD Habeenkii guure ayay kaga baxeen magaalada Guhaad iyo ciidankiisi, balse waxa ay ku baxeen qaab aan ciddina dareemi karin oo qarsoodi ah, horena u diyaarsadeen. Waxa ay iska...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 105aad                                                1-Shantan qof noloshaada ka fogee. 1-Qof u arka musiibadiisa imtixaan wax lagu barayo taadana u arka cuquba aad gashay. 2- qof...

GARBADUUB Q32AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q32AAD Markii waagu baryey ayaa Guhaad u qalab qaatey inuu walaashii u tago oo soo arko iyada iyo qoyskeeda, si uu uga wareysto xaalka qoyskeeda iyo kan qoyskooda oodhan. Waxa...

GARBADUUB Q31AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q31AAD Huruuse arrinku waa ku sii adkaaday markii ay si dhab ah u ogaadeen in Guhaad noolyahay, waxaa arrintan laga hubiyey oo si dhab ah loo garowsaday markii raggii  dagaalkii...

GARBADUUB Q30AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q30AAD Ciidankii firdhadka ahaa ee Guhaad hoggaaminayey kuna soo jabay Balixagar, waa ay soo nabadgaleen, kaddibna durtadiiba yaqaqo iyo in daryeel ay helaan ayaa awoodda la saaray, waxaa...

GARBADUUB Q29AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q29AAD Oday Dirir waxaa uu baadi goob iyo baafis u galay siduu ku heli lahaa reerkiisii iyo guhaad reerkoodi, ugu dambeyn waxa uu ogaaday in reerkiisi ay ka guureen...

GARBADUUB Q28AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q28AAD Waxaa isa soo hortaagay guriga Huruuse oo baabuurkiisi laankuruuska ahaa wata ayna wehliyaan saddex ka mid ah madaxda widaayadiisa oo ciidanka ka tirsan.  Waa  galab Hakiseed(khamiis) oo berina Hakisbila (Jimce)...

GARBADUUB Q27AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q27AAD Ciidankii Jabhadda badankoodi habeenkii ayay  gurdan raaceen oo ciyaar gud aadeen, abbaar meel u jirta geeldaaq ayaa waxaa deganaa reer guuraa aad u badan,   dhallintii deegaanka oo ciyaar tumanaysa...

Nasiib darro ma calfan!!! W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

Nasiib darro ma calfan!!! Wuxuu la waday xiriir kalgacal muddo 3 sano ah isaga oo aan korkeeda taaban xitaa dhunkan una soo dhaawaan, daacad ayuu u ahaa codsi walba...

SHEEKOOYIN