Mulki oo Deeqa uga jawaabeysa sababta ay dugsiga uga soo tagtay ayaa ku tiri: "waa sida aan uga soo tegay saaka, waana ka bedelanaa dugsigaas" Deeqa oo layaaban ayaa...
Sureer ayaa waxay doontay Muufo lagu casheeyo habeenki ay soo kala tageen Maxamed habeenki ku xigay, inti cashada la cunaayay ayay Busaad dareentay in aanay ka soo gedin Eedo...
Samatar markuu uga sheekeeyay Aabe Xuseen Aji, ayuu gacanta ka soo qabtay, wuxuuna ku soo dhexdaray carruurtiisa, sidaa ayuu Samatar uga mid ahaa reer Xuseen Arji ilaa uu ka...
Waxaan ku iri maxaa rabtaa?sheego wax walba oo aad dalbatid kasoo qaad in sida aad u rabtid loo aqbalay, kaalay ayay I tiri, waan u imid, waxaa la igu...
Habeenkaas Reer Saxardiid waxay ku casheeyeen Muufo laga soo geday Eedo Kheyrto oo ay soo wada iibiyeen Sureer iyo Ciise, kadib markuu Ciise u sheegay inay aad u fiican...
SIRTA NOLOSHA 2AAD
Xasan iyo Busaad waxay isbarteen markay xaafadda soo degeen Reer Saxardiid, maalintaas oo uu weliba Xasan ku kaalmeeyay inuu alaabta kala dejiyo baabuurki ay ku soo...
SIRTA NOLOSHA 1AAD
Xasan Xuseen waxaa dhalay Aabe xafiis Arji qore ah ku leh xamar weyne, xafiiskaas oo inta ka soo gasha uu reerkiisa ku masruufto wixii ka soo hara...