Hayb iyo Kalgacal Q4AAD.
Guuleed hawshuu billaabay waxay gaadhay in ardayda iyo Baabuureydu ku heshiiyaan, in xitaa bil loo bixin karo lacagta, waxaana taas kelifeysay inay u fuddeyd waalidka iyo...
Socdaalkii Ibn Batuut ee Soomaaliya.
Gugii 1331 ayuu Ibn Batuta u socdaalay koonfurta isagoo qaadaya xeebta bariga Afrika ee caddan illaa Mogadishu, Mombasa illaa Kilwa. Caddan buu markab ka raacay...
Tilmaamaha gaarka ah ee fadaraalka
Waxaa jira tilmaamo gaar ah, oo laga maarmaan ay tahay in laga helo nidaam kastoo fadaraal ah. hadii aysan jirin tilmaamahaan waxa ay ka dhigantahay...
Mogadishu iyo xiriiradeedii Diblomaasiyadeed iyo Ganacsi.
Mogadishu waxa ay xiriir Diplomacy la leheed Maamulada kale,Fiiri marqaati buuga L'Italia Nel Banadir bogga 376aad warqadda Suldaanka Sensibaar ee Cali Bin Saciid u...
AGOONKII HOOYADI ILLAAWAY Q 10AAD.
Odawaa waxaa u billowdey nolol tii hore ka duwan, wuxuu galay marxalad marna uusan maankiisa ku hayn, wuxuu yeeshay asxaab aan tii hore ahayn, waxaa...