Maamulka Laashin

1799 articles

DULMAN Q2AAD W.Q: Cabdinaasir Xiddig

DULMAN Q2AAD Maalmo kooban gudahood ayay u kooraysanaysaa dhankaas iyo Kiinya, waxay galaysaa safar ka dheer kii Boosaaso, kase ammaan iyo degganaan badan. Waxaa la marayaa degaan dadkiisu inta badan...

DULMAN Q1AAD W.Q; Cabdinaasir Xiddig

DULMAN Q1AAD Dulman, waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay Soomaaliya oo maamulla'aan ah. Dhaca, boobka, dilka iyo kufsiguna ay ka mid yihiin nolol-maalmeedka. Indhaheedu waxay in badan qabteen; jidadka magaalada...

Tacsi Tiiraanyo leh

  Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban tacsi u dirayaan guud ahaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaanna qoyskii uu ka baxay Prof Axmed Calasoow oo ku geeriyooday laba maalmood ka...

Xuskii iyo Ducadii Dr Maxamed Daahir Afrax(AUN)

Xuskii iyo Ducadii Maxamed Daahir Afrax Waxa ay bahda Laashin abaabushay kulan ballaadhan oo ka dhacay Barta Zoomka, kulankan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada,...

Dabbaaldegii toddobaguuradii Laashin(Dhaqan iyo Dhigaal)

Toddoba guuradii Laashin Waxaa gu’ kasta la qabanayey marka uu dabshid dhammaado, dabbaaldega amminta ka soo wareegtay  dhagaxdhigii iyo aas aaska Laashin. Laashin waxa la aas aasay 01.9. 2014ka, waxaa...

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! W.Q: Ibraahin-Nolosha

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! Askari ka tirsanaa ciidankii Nabadsugidda Soomaaliya ee Dowladdii Kacaanka ayaa Habeen habeennada ka mid ah heegan lagu qoray. Xabsi ay maxaabbiis badani...

Faallada dhiganaha Godob iyo Galllad W/Q:Amal Aden(ina Baaloow)

Maanta waxaan mar labaad dhammeeyay dhiganaha Godob iyo Gallad ee uu qoray Dr Xuseen Wadaad. Sheeko faneedka buuggaan ku qoran waxa ay run ahaantii u egtahay dhacdo dhab ah...

I D A H A W/Q: Dr.Ibraahin Dhuxul.

I D A H A Waxay kamid yihiin boqortooyada noolaha (Animal Kingdom). Bahda lafdhabarleyda ah (Chordata). Gaar ahaan bahda naasleyda (Mammalia). Iduhu waxay Ku jiraan bahweynta Qanjaafileyda ama se raafyarta...

Falanqeynta Dhiganaha Noloshii Sillooneyd W/Q: Dr Zedra Sheekh

  Buuggan ama dhiganahan magaciisu yahay NOLOSHII SILLOONAYD, waa buug koobsanaya dareemo fara badan iyo waayaha nolosha oo dhan, kuwaasoo ka dhasha duruufaha iyo dhacdooyinka aadamaha soo mara. Waa buug sawir...

Nabsi iyo Nacab rageed Q2AAD W/Q:Shukri Calasoow

Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...

SHEEKOOYIN

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD