Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016)
---------------------------------------------------------------------
Waxay ii ahayd subax iiga duwan subaxyada kale. Ma garanayo waxa aan ku tilmaamo dareenkeyga siduu ahaa, iyo hilawga aan u qabay ka qeybgalka iyo...
TUFTA & TAHLIISHA
Haaya Tafaraaruqaa Tirmaahe!
Xaqiijinta Heer ka gaaridda Horumarka Ummadda waxaay ku xerantahay hadba siyaasaddaha cadcad ee loo dajiyo in lagu hago dhallinyarada ama jiilka soo koraayo ee dalka,...
QAYBTA AFRAAD
Galabtii ku xigtay ba anigoo maqaaxi Shaaha laga cabbo fadhiya ayuu nin gaabani ii yimi, salaan iyo codsi ah inuu ila fadhiisto ayuu iskukay raaciyay, anna waan ka...
GABAY MISE GARAB-DAAR
Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa...
Waqtigeennii wacnaa inagaa walaaciinay
Habeenkii ayaa la gaaray waxaan soo fadhiistay fadhiga maadama aan gali doono sheeko muhiim u ah nafteyda, waxaan damiyay Talefishinkii ii daarnaan jiray xiligan oo kale...