Maamulka Laashin

1801 articles

Maansada: Bilis weeye idilkood W/C: Ibraahim Cismaan Afrax

Waa maansadii "Bilis weeye idilkood"    Maansadan waxaa curiyey Ibrahiim Cisman Afrax,  isagoo ku cabiraya  dareenkiisa suugaaneed, haweenka Soomaaliyeed iyo milgahooda wuxuu yiri:   Maansada: Bilis weeye  idilkood   Cirkoo seymo buuxsheen Barta laga...

Saqiiradaan dhalnaan kugu Sabrayaa!! WQ: Mahdi Mohamud Abdi

SAQIIRADAAN DHALNAAAN KUGU SABRAYAA!!             Sida caadiga ah reerku had iyo jeer tiirarkiisu waxaa xajiya ama liica u diida labada is qabta ee dunida iska doorday mid uun, macquul maaha...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q6AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa guda.? Q.6aad. Muggaan waxa Dalmar ay is hayaan, oo ay indhahiisu qabanayaan ma ahan dadkii uu hore u arkay oo sida ka yaabisay...

Sheeko taxane ah:Addoonsigii Gurracnaa!!Q1AAD W/Q: Muxamed Xuseen xasan Qoordheere

Addoonsigii Gurracnaa!! Falis waa agoon iyo rajay, aabbaheed Xasan wuxuu dhintay iyadoo bilooyin jirta, geeridiisii ka horna wuxuu kala Dardaarmay nolasheeda dambe, Macalin Yuusuf,oo ay ahaayeen saaxiibo iyo daris wanaagba, Xasan...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 14aad. W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

   Cali yare waxuu sugayaa markaan jawaabtayda, ka horse intaanan ujawaabin waxaan jaleecay raggii kalee ila dhagaysanayay, bal inay waxuun falcelis ah ka bixiyaan, iyana waa kuwaan xagayga soo wada...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q6aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.6aad)  "Sheeko, sheeko Sheeka Xariir" Hurdo ama jiifku waxaa la yiraa waxay qaraabo soke yihiin geerida. Odaygi ayaa hurdo camiiq ah ama dheer bitiq la yiri. Daal mug weyn...

Sheeko gaaban: Tartan dhex maray wiil iyo aabbihii W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud

Tartan dhexmarey wiil iyo Aabbihii. Waxaa immin hore ka dhacday meel ka mid ah deegaamada baadiyaha Soomaalida gaar ahaan kuwooda reer Guuraaga ah, Sheeko  caanbaxday oo noqotay mid looga sheekaysto...

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR. Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada quruumaha ayaa ogolaatay...

Quraafaadka Faaliyaha Q6AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha  Q6AAD Waxaa isbitaalka yimid isla maalintaas saacadda marki ay ahayd shanti galabnimo Dhamme Cusmaan iyo xaaskiisa oo xanbaarsan wiil yar oo ay dhaleen, da'adiisuna tahay sanad jir iyaga...

Gabayga: Reer Mudug W.C : Hodan Sheekh Cumar

Gabayga: "Reer Mudug" Gabaygani wuxuu ka hadlaya colaadaha ka taagan gobolka  Mudug ee  is daba jooga ah,  Abwaannada Hodan Sheekh Cumar oo dareenkeeda ku cabireysa  Suugaan ayaa Gabaygan dhiig joojinta...

SHEEKOOYIN