Maamulka Laashin

1801 articles

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q4AAD_Q5AAD W/Q: Cismaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADEY!. Qaybtii 4AAd-5AADMarkii uu Liibaan soo noqday ee ay isla cunteeyeen, ayay ka codsatey inuu caawa la joogo maadaama qoraxdii dhacdey xaafaddana ay ku cusub yihiin, inuu u...

MA OGTAHAY? MA IGA HUBTAA? W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

MA OGTAHAy? MA IGA HUBTAA?   A---Ma ogtahay? In xuduuda soomaaliya iyo itoobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go’go’an.(-.-.-.-.-.-.-) sababta oo ah madaxweeynihii hore...

Gaso Ganuun Gasiin (Q17aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q17aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Ma hubo in aad ismaqasheen Baab ina Cigalle, balse aan wax yar ka dhaho kulan kooxdi la qaadatay Uurkubbaallihi maalinti la jabay habeenkeedi....

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q15AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q15AAD Maryan oo ay ka soo hareen indho wax fiirsho ,kuna howlan daawashada dibnaha Khadiijo ,doonaysana in uunan hal eray reed marin dhegeheeda iyo qalbigaadaba fikradaha...

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q16AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q16AAD  Aragtiyaha Odayadu waa kaaf iyo kala dheeri, Oday Maxaad isagoo la wareersan arrinkii Kutubo ayaa haddana la huwiyay Raja...

Sideen u dilay Saceyga? W/Q: Hassan Mudane

Sideen u dilay Saceyga? Markii aan akhriyay sheekadii ahayd sacaaga dil waxaan ahaa arday dhigta jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan kuliyada arrimaha bulshada, waxaan jaamacadda aadi jiray maalmaha khamiista iyo Jimcaha...

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q3AAD W/Q: Cismaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q3AAD (sheeko dhab ah)Waanadii koobneyd ee caqli celinta u badneyd ee Liibaan markii ay soo dhamaatey ayuu weydiiyay xaaskiisii go'aanka ay gaartay ee kama danbeysta ahaa? Luul...

Gaso Ganuun Gasiin (Q16aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

  Gaso Ganuun, Gasiin (Q16aad)  Si kastaba ha ahaatee, ma xuma in aad meelo kale war ka doonto, si aad u hesho wax udhow runta ama, haddii taas la waayo, wax...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q14AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q14AAD Calina ,wuxuu gurigga reer Axmed Liibaan yimid iyada oo diyaar loo yahay soo dhoweyntiisa, duhurnimadi maalinti Jimcaha ,waxaan iridka uga hortegay Maryan oo sugaysay imaatinkiisa...

Sheeko: Sida ay isugu naxariistaan kuwa aynu gaalada u naqaan.W/T Cabdisamad Baashe

Waxa aan la fadhiistay asxaabtayda maqaaxi aad looga yaqaanay magaalada Venice ee waddanka Talyaaniga, magaaladii laydhka iyo biyaha.Sidii aanu ugu raaxaysanaynay cabista Coffee-gayagii ayaa nin soo galay meheradii aanu...

SHEEKOOYIN