Maamulka Laashin

1801 articles

TAARIIKHDII HALGAMAA SH. XASSAN BARSANE W/Q: Prof: Yaxye Sheekh Caamir

 TAARIIKHDII HALGAMAA SH. XASSAN BARSANESheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo loo yaqaaney “ Sheekh Xassan Barsane “ wuxuu dhashey sanadkii 1853,kii wuxuuna ku dhashay tuulada loo yaqaan UBAADI...

Gaso Ganuun Gasiin (Q19aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q19aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Jabaq aabihiis ayaa u ekaa qof wax gocday. Foolkow kaduuday, indhahana isu soo dhoweeyay. Waxaad u qabtey in ow wax nishaabaayo. Afka...

Waa dilanahay W/Q: Ibraahim Cusmaan Afrax(Nolosha)

  Waa dilanahay. Kaddib sheeko waayo-waayo ah, kaftan iyo kululeysi iyo jawi farxad leh oo aynu isla qaadannay aniga iyo saaxiibbadeey, waxa la gaaray xilli dambe. Waanu is macsalaameynay, anna waan...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q16AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q16AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi) Maryan iyo Cali kulankoodi labaad,wuxuu sii kordhiyay sheekadooda ,wuxuuna gaarsiiyay in ay si caddaana oo ka baxsan isu sarbeebid wax...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah waxyaabaha saldhiga u ah dhaqanka, bulshada soomaaliyeedna waa kuwo ku tilmaaman murti iyo suugaan qotodheer oo hadalka lagu iidaamo,...

Saaxiibkaaan eersadey Q8AAD W/Q: Cismaan Qanyare

    Saaxiibkaaan eersadey Q8aadLiibaan ayaa soo galay qolkii isagoo taagan ayuu afka ka salaamay Ladan kaddibna askarigi ayaa isaga baxay oo u faq daayey.Ladan iyo Libaan waxay...

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q18AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q18AAD  Qoyskii reer Maxaad Cali, waxaa lagu kala baryay Saddex meel, Hooyo Kutubo oo xagaa iyo Xaafaddii eebowgeed u...

Guushu waa abaalmarinta ruuxa halgamaaga!WQ: Hassan Mudane

Guushu waa abaalmarinta ruuxa halgamaaga! Waxaad ku dhex nooshahay qarni nolosha adduunyo lagu jaan gooyo maaddo. Bal eeg! Hadaad sabool tahay ama aadan ahayn guulayste magac leh waxaad arki doontaa...

Gabayga tahriib iyo tala Xumo W/T: Laashin Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Gabayga tahriib iyo tala Xumo  Gabaygan waxaa tiriyey Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal" Waa gabay uu uga warramo dhacdooyinka joogtada ah ee ay la kulmaan bulshada Soomaaliyeed,  sidoo...

Gabayga Qaadan waa! Jawaabtii Gabaygii QAWAD, W/T: Layla Ladan Shadoor.

Gabaygan Qaadan waa waxaa tirisay Leyla Ladan Shadoor, Waa Gabaygii saddexaad,   wuxuuna Jawaab u yahay Gabaygii QAWAD  Laashin Ibraahim Cusmaan Afrax(Nolosha) Waxaa hore uga Jawaabtay Hodan Sheekh Cumar oo...

SHEEKOOYIN