Maamulka Laashin

1801 articles

Maxaad ka taqaannaa Xalwo dhul?” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Maxaad ka taqaannaa Xalwo dhul?"Waxaa jira waxyaabaha aynu cunno quudanno ama adeegsanno, kuwana waa dalag aan innagu beeranno oo innoo baxa xoogna la geliyo iyo xoolo, kuwa kalena waa...

Sidee ula dhaqantaa kirishboyga? WQ: Hassan Mudane

Sidee ula dhaqantaa kirishboyga?Waxaan dhowr jeer isweydiiyey waxa sababay khilaafka mar waliba dhex mara kirishbooyada ka shaqeeya baabuurta dadweynaha iyo dadka gaariga saaran? Waxaan rabaa in aan kuu soo...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AADWaxaan fillayaa inaan isla fahannay macnaha Shiribkaan seddexleeyda ah iyo u jeedooyinkoow koobayo laakin xaqiiq jirta wada ah, hubaal marka aad dooneeysid inaad intaan "Gabay"...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AADCali oo uu soo koray culays xooggan oo dhanka hooyadiis kaga yimid ,aad iyo aadna ay ugu adkaatay arrinta halka ay madaxa la gashay ayaa...

Waa maxaay Ontor? Maxaase ka dhaxeeya Afakaandho? W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waa maxaay Ontor? Maxaase ka dhaxeeya Afakaandho?Ontor Waa geed ka baxa geyiga Soomaaliyeed, Gobolla badan oo dhulkeeyna ka mid ahna aad looga yaqaan, Gaar ahaan dhulka buuraleeyda ah. Sidaa...

Dulucda Maahmaahda iyo Murtida. W/Q: Abwaan Maxamed X. Faarax

Dulucda Maahmaahda iyo Murtida.Maahmaahdu waa xubin ka mid ah Suugaanta weliba bahda murtida, Af kasta oo adduunka ka mid ahi wuxuu leeyahay maahmaahyo, qaarkood waa isku mid qaarkoodna wey isu...

Sheeko gaaban:Immisa jiraa tahay.?! W/Q: Abdifatah Abaal

  Immisa jiraa tahay.?!Shafiiq Jaabir waxa uu ahaa mid safar badan, kaas oo jeclaa in uu soo arko Umaddo kala duwan si uu waano iyo waayo aragnimo uga soo helo...

Saaxiibkaan Eersaday Q10AAD W/Q: Cismaan Qanyare

                             Saaxiibkaan Eersaday Q10AADLadan waxay u gudbisay qareenkii arrinkii Isbitaalka, aad ayuuna usoo dhaweeyey isaga oo weliba ku bogaadiyey sida wanaagsan ee ay hawshaas ugu kuurgashay, wuxuu yiri ‘’...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AADMarkii la tukaday Salaaddii Maqrib waxaa mawlacii iska soo raacay dhawr oday ay ku jiraan Xaaji Hilowle, Maxaad Cali iyo Cali...

Tuuladii Tisqaadday W/Q: Farxiya Maxamuud Cumar

  Tuuladii TisqaaddayWaxaan aheyn koox dhallinyaro ah oo saarnaa gaari xamuul ah. Goor barqo ah ayaan ka soo ambabaxnay magaalada Balad Weyne. Safarkeennu wuxu ku wajahnaa dhanka bari. Markii aan...

SHEEKOOYIN