Maamulka Laashin

1801 articles

Soddon kun oo murmaya iyo 12 Malyuun oo naf ka sugaya! W/Q: Axmed X. Muxyadiin

Soddon kun oo murmaya iyo 12 Malyuun oo naf ka sugaya!Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo...

Sharciga Joogteynta! WQ: Hassan Mudane

  Sharciga JoogteyntaSharcigan joogtaynta waa waxa dadka guulaystay u sahashay kana dhigtay kuwa ka duwan dadka kale ee caadiga ah. Isweydii su’aasha ah immisa jeer ayaad joojisay isku dayga markii...

Gaso Ganuun Gasiin (Q22aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q22aad) Sheeko, sheeko Sheeka Xariir! Jabaq ayaa cabbaar aamusay. Odaygi ayaa madaxa u salsalaaxay oo yiri, “Haddow igaar jiro, waa adigee, ii wad warka.” Jabaq ayaa indhaha baarkooda...

Halgamaa Ibrahim Seedoow iyo halgankii reer Hiiraan W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Halgamaa Ibrahim Seedoow iyo halgankii reer Hiiraan .A---Hiran halka ay ku taal iyo taariikhdeeda mar ka aad fiirisid waxaa kuu soo baxay in ay jirto taariikha badan oo aan...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q1AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Xero Shaydaan Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir  Guuleed Cali Wuxuu maalintaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Malik Cabdulasis, Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya....

Sheeko gaaban:Aroortii lay haleelay W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

Aroortii lay haleelay.Aroortii lay haleelay jaamacadda aan dhigto ayaan joogay. In kasta oo jawigu aad u qaboobaa hadda na xilli hore ayaan soo jarmaaday. Kuulliyaddayada horteeda ayaan fadhiyay markii...

Hanashada Hiigsiga iyo hanaqaadka himilada W/Q Abdirisak Ahmed Nur

Hanashada Hiigsiga iyo hanaqaadka himilada Marka hore mahdin eebbe weyne aan ku bilaabo marka xigtana aan dhaadhaco micnaha guud ee maqaalka oranaya hanashada hiigsiga iyo hanaqaadka himilada oo micno ahaan...

Murashixiinta maxaa ka khaldan? W/Q:Axmad Calasow

MURASHAXIINTA MAXAA KA KHALDANRuntii waa arrin aad u adag in qofku isaga is-qiimeeyo ama ismoodo wax uusan ahayn. Waxaana jirta xikmad Carabi ah oo dheheysaمن يرى نفسه قبل ان...

Horta yaa dib noo dhigay? W/Q:Ibraahiim Cismaan Afrax

Horta yaa dib noo dhigay?Ummad jecel in ay noqdaan kuwa ugu sarreeya dunida (san ku neeflohoo idil) haddana oraahohoodu ay saluugayaan siyaabihii lagu noqon lahaa tabtaas ama si u...

Sheeko Gaaban:Laba qaraab doon ah oo isku qaldamay W/Q: Fowzia Abdulhafid Hussein

Sheeko Gaaban: Laba qaraab doona oo isku qaldamay.Waxay ahayd galab jimca ah, waddooyinka suuqa Bakaaro buuq iyo cariiri badan kama jirin, dadkuna si teel teel ah ayey u marayeen...

SHEEKOOYIN