Tuugsigii dadbanaa Q6AAD Waxaan ku dhahay, bal waxa faahfaahin ma iga siin kartaa, arrintii maanta iyo masaajiidka aan kulanay? Waxa uu yiri haa, balse waxaan ka jeclaa inaan qoraal ahaan...
Qoraalkeena maanta ee Murti iyo Miid waxaan ku qaadaa dhigeeynaa, dib u dhaca bulshada soomaaliyeed iyo waxa ugu wacan. Waxaan nahay dad 100% muslim dunida oo dhan ma jirto...
Murti iyo Miid Q4AAD Qeybaha kala duwan ee waalida, waayahaan danbo dadkeena soomaaliyeed waxaa aad ugu badan qacda dhaqanto,aan si kale u dhigo, qof aad moodo inuu ruux fiican yahay,ama...
Wallow ay fogaatay habeenka ballanta loo dhigay Bashiir haddana waxaa uga darneyd inaanu ogeyn sidduu qorshahoodu noqonaayo iyo in aanay meel cayimin ku ballamin, hadalkoodana aanu dhaafin laba habeen...
Haddaan hore u sii wadno tireyntii aannu ku jirnay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Tiradaan waxaan ku soo qaadaneynaa tira ku cusub Xeerka shiribka waana tallaab kale oo hore loo...
Sida muuqato xaafadda reer Xaaji Axmed ,waxaa lagu heshiiyay in la hakiyo socdaalkii lagu cara celin lahaa Maamma Kutubo. Waxaa guuleystay taladii Xaajiyo Batuulo ee aheyd Waa aroosad cusube...