Qormadani waxay si dulxaadis ah u kormaraysaa buugga la yiraa “Arxangoys” ee uu dhigay abwaan Xasan C. Calasow “Shiribmaal” kuna saabsan jirrada Covid-19 ee noqotay aafadii qarniga. Gugii 2022 ayey...
Siday u dhacday sideedguuradii Laashin
Habeenkii khamiista oo ku beegnayd 01/09/2022 ayaa waxaa madal ballaadhan oo lagu martiqaaday aqoonyahannada soomaaliyeed ee magaca ku leh, aqoonta Afka dhaqanka iyo suugaanta, sidoo...