Farxaddii Luntey Q4AADWarqad furan Ka: Gacalisada oo ku jecel Ku: Nuurkii indhaheyga .. Waxaan hawada kuu soo marinayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta, salaan kaddib. Waxaan...
Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar.Amintu waa goor fiid ku dhowaad ah, cadceeduna usii hadaafayso godkeedii ay ku caano maashay, si ay uga raysato kumanaanka indhood ee ibna,aadam kusoo eegayaan iyagoo...
FILANWAA Q11AAD Sagal markii ay Maxamed usheegtay in saaxiibteed Canab la soo furay aad ayuu uga naxay, waxa uuna yiri: “waan ka xumahay in walaashay gurigeedu dumo” intaa kaddib waxauu Sagal...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q12AAD Saaxiib waan ogahay inaad garab iga rabto, diyaarna waan u ahay in aan xal kula goobo arrinta ugubka kugu ah adiga ee ku...
Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...
FILANWAA Q10AAD Sagal markii ay Maxamed la ku lantay waxay kala hadashay arrimo xaasaasiya, kuwaasoo ubadnaa waxyaabihii dhacay iyo haddalada ku tidhi kuteenka ah ee dadka qaar ka faafiyeen Canab.Sidoo...