Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD.
Haweenaydii waxa ay yeeshay dhagartii loo hadoodiley, Tii la rabayna waxa ay u riyaaqday in loo dhacay ilmo aysan dhalin.
Dhibka oo dhana waa...
Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’
الذكر للقلب مثل الماء للسمك، فكيف يكون حال السمك إذا فارق الماء؟" — شيخ الإسلام ابن تيمية”
"Wardigu waxa uu lubbiga ugu...
Falanqeynta Laabta ka soco
Bariidin
waxa aan halkan ku soo bandhigayaa falanqeynta, lafa gurka, gorfeynta iyo baalal roga dhiganaha Laabta ka soco ee uu qoray Guddoomiyaha Hoyga raadraaca dhaqanka...
Waxaan qormadan ku eegi doonnaa waxtarka sheeko-dhaqameedka iyo baahida loo qabo kaydinteeda. Waxaan tiirdhexaad uga dhigan doonnaa buugga “Isha Cumar ka lulata” ee uu qoray Dr. Georgi L. Kapchits...