Waa maxay shaqo dawladeed?
Nooluhu marka uu isku yimid ee uu ku baaraandegey dhisme wax mideeya ee hoggaanka u qabta baahidii keentay in uu midoobo waxa ula baxay midawgaas magaca...
WAAYIHII WARSAME Q12AAD
Warsame iskoolkii si fiican ayuu u la jaanqaaday casharradiina si wanaagsan ayuu u dhex galay. Labada maaddo ee Afka Soomaaliga iyo xisaabta ayuu aad u jecel yahay...
Hammi caashaq iyo hunga been Q34aad
Sidaas si la mid ah Cumar waxa uu is waydiiyay siduu ka yeeli lahaa, Nasra maadaama ay xaaskiisii weli tahay, talan iyo baarandeg dheer...
Doob gaamuray! Q8AAD
Gobaad Heybe Warfaa, xaaladda welwelka iyo murugada leh ee ay dhex gashay awgeed, dhowr maalmood hurdo ma anay ladin oomatana ka ma ay degin, waxaana taasi ugu...