Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maamulka Laashin
1803 articles
Qoraallo
Maan-tirka shisheeye! W/Q: Abdi-Aziz Mohamed Shidane
Maamulka Laashin
-
August 16, 2014
0
Maan-tirka shisheeye! Markii lagugu soo abaabiyo bulsho iyo deegaan wax barashadu ama tarbiyaddu ku salaysantahay af-qalaad iyo dhaqan shisheeye, oo lagugu gubaabiyo naceyb iyo karaahiyad aad u qaadaysid dadkaaga, dalkaaga,...
SII AQRI
Qoraallo
Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore
Maamulka Laashin
-
August 16, 2014
0
Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...
SII AQRI
Maanso
Maansada; Qaswade qaran! Curiye; Abdi-aziz M.shidane
Maamulka Laashin
-
August 16, 2014
0
Maansada; Qaswade qaran! Qiimahaan lahayniyo Waxaan Qaayo wadannaba Qaswadaa la harayoo Dheemman keennii qubayoo Noodiiday qaraniyo Inaan quwadba yeelanno. Qabiilkii ku doogtaa Qabyaaladduu ku doodaa Qaaceeda dhuuqaa Bulshadana ku qaacshaa! Qalalaase dirir iyo Qoqob iyo dagaal iyo Qarrib iyo dhibaatiyo Qaxar buu nagaliyoo Naga...
SII AQRI
Qoraallo
Igu qiimeeya waxa aan ahay!
Maamulka Laashin
-
August 16, 2014
0
Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko...
SII AQRI
Nala Xariir
Nagala soo xariir halkan
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
Waxaad nagala soo xariiri kartaan halkan, wixii talo iyo tusaale ahna waxaanu kaaga nahay marti, waana tixgelineynaa had walba tusmo iyo toosin. Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba noogu...
SII AQRI
Maanso
Maansada; MUDDAC Curiye; Saciid (Ustaadka)
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
Maansada; MUDDAC Waa dood kulul oo dhaxmartay (Maanyo Iyo Mallaay), eek a bogosho wacan; Maansada; MUDDAC Mucjisooyin baa dhacay Iyo muran fogaadoo U dhaxeeyay Maanyiyo Mallaayada kalluunka ah Miis lagu garqaadiyo Maxkamaa la wada tagay Mufti xeer u...
SII AQRI
Maqal & Muuqaal
Somali fairy tales – Dawaco iyo yaxaas Tebintii; Nimco Nuur
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
Somali fairy tales - Dawaco iyo yaxaas Tebintii; Nimco Nuur Somali fairy tales - Dawaco iyo yaxaas Tebintii; Nimco Nuur
SII AQRI
Maqal & Muuqaal
Gabaygii Dharaar Yaxye Xaashi Maxamed
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
SII AQRI
Raadraac
Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis.
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis Dad waliba wuxuu leeyahay af iyo eray u gaar ah oo uu adeegsado, oo uu kaga duwan yahay dadyowga intooda kale, waana wax uu Eebbe...
SII AQRI
Qoraallo
MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! W/D; Abdulkadir Osman “Aroma”
Maamulka Laashin
-
August 15, 2014
0
MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! Warbaahinta ku hadasha afka Soomaalida, beryahaan waxaa ku badan hadal haynta erayga KUFSIGA. Weydiintu waxay tahay kufsigu muxuu asal ahaan iyo macne ahaan ka taagan yahay, maxaase...
SII AQRI
1
...
176
177
178
...
181
Page 177 of 181
SHEEKOOYIN
ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! W-Q Abdulle Abdi Karim
August 26, 2026
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop