Biddood Moos ku Dul Baroortay
from: Wayeel to: Huda hussain date: Thu, Mar 27, 2014 at 8:10 PM
Akhristow, waxa aan maanta kula soo wadaagayaa dhambaal aan beri dhoweyd u diray...
Gabayga; GUHAAD
Gabayga; GUHAAD
Adduunyada kolley garannay, oo way gebidhacyeeysaa e
Gaajiyo harraad iyo marbaad, oon la gubataa e
Marbaa galal xareed ku gashaa, lagu garguurtaa e
Gacmahaaga aad uga baxdaa, gaajo iyo oon e
Galladaa...
QOOREY
AFEEF
Sheekadani waa mala-awaal (fiction), dhacda kasta oo run ah oo sheekadani ay u ekaato waa wax isku soo beegmay si kama ah. Cid nool ama dhimatay oo ay ku...
Legdanka Lammaanayaasha!
Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida...
GAAJO WAA CADAW.
Faqrigu colaad buu sababaa, colaadduna faqri bay sababtaa. Haddii aan faqriga iyo shaqa la’aanta la isku dayin in layareeyo, haddii aananba la dabar goyn karin, waxaa hubaal...