Xabsi-Doon Q4AADIsla markiiba waa la ii keenay labadii dhalo ee kooka koola ahayd, Laakiin waxaa la igu amray in aan, dhaqso ku cabo oon soo celiyo, dhalooyinka faaruqa ah,...
Xabsi Doon! Q3AAD
Waxaa la gaaray maqrib, dibna waa u soo carraabay anoo ka dhuumanayo bartii koontarool ee horteyda tiilay, Laakiin soo galitaanka iyo sii bixitaanka ayaan isku si loo baadhin,...
Jago Bannaan!
Waxaa lagu daabacay bogagga hore ee jaraa'iddada ama Wargaysyadda, oo wiliba idaacadaha laga baafiyay in shirkadda, eey qaadanayso shaqaale cusub, cid Alla iyo ciddii buuxiso sharuudaha looga baahanyahay...
Fal celinta caqliga!! (Qormo)
In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan?
Su'aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay...
Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin!
Qofku marka uu wax xulanayo, nolosha ama kala dooranayo hadba degalka iyo deegaanka, dadka iyo dun iyo danwadaagta, waa inuu ka fiirsadaa kuna...