Maamulka Laashin

1800 articles

Filan waa Q43AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q43AAD       Waxay bannaanka guriga ka maqlayn mushxarad iyo alaas, il bidhiqsiyo kaddibna waxaa u soo gashay hooyaddi, waxayna ugu hambalyaysay in wiilkeedi Cabdicade oo ah da’dii ka yarayd...

Muwaadinka habacsan W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Muwaadinka habacsan Etienne de la boetie oo ahaa philosopher faransiis ah waxa uu buugiisa (The Discourse on Voluntary Servitude) ku xusay: "Kolkii ay waddan la soo daristo caburin ama takrifal daba...

GARBADUUB Q11AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q11AAD Guhaad ayaa isaga oo raba inuu laabta u qaboojiyo wadnahana u adkeeyo ku yiri  “Adeer Diriroow igana waayo aragsanid igana  xog ogaalsanid, balse, ogoow in ay iman doonto...

GARBADUUB Q10AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q10AAD Dirir oo garowsaday marka ninkan in dhibka haystaa uu la mid yahay kiisa ayaa u bilaabay inuu uga  sheekeeyo noloshiisa wuxuu yiri “Wiilyahaw wax kasta aad jeceshahay ama...

GARBADUUB Q9AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q9AAD Guhaad oo xasuustaas iyo waayaha dhex dabbaalanaya, maankiisu ku hawshan yahay oo isla baraad la’ ayaa mar qudha maqlay sanqadh xooggan iyo dad is daba dudaya,  hadduu...

GARBADUUB Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

  GARBADUUB Q8AAD Guhaad dhankiisa waa qabaa boholyoowga iyo xiisaha hilowga leh ee u haya aragtida iyo la kulanka Ubax, balse cadhada ayaa ka awood badisay waxa uuna weli goconaya hadalkii...

GARBADUUB Q7AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q7AAD  Maalintii Sabtida ayaa qof weliba dhankiisa ka soo aaday Dugsiga, kaddibna Guhaad illeyn waa nin dan lehe, waa ka hor xerooday, isagoo doonaya in aysan dhicin inay kulmaan...

Filan waa Q42AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q42AAD   Mobil Nokia ah oo Faysal jeebka ugu jiray intuu soo bixiyay ayaa wuxuu yidhi: “waa tan  shaashada iisaaran ee bal si fiican u dhowr. Maxamed intuu sawirkii aad...

Dhaca iy boobka hantida guud Q2AAD W/Q: Shaafici Macallin Axmed

  Dhaca iyo boobka hantida guud Q2AAD Waxaan sii anba qaadaynaa qayb kale oo ka saabsan muuqaalada ku xad gudubka hantida guud, hantida guud hore ayaynu u qeexnay qaybaheeda iyo laamaheeda,...

GARBADUUB Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q6AAD  Iyadoo weli arrinkoodu dhana u dhicin, ayaa guryihii la soo gaadhay, Ubax oo markii horeba marmarsiinyo raadis ahayd, weydiinta dambena aan hayn meel ay afka u saarto, ayaa ...

SHEEKOOYIN