QOFNA FICILKIISA MA NOQDO
Sida badan dadku waxay dhahaan mar walba raadso qof wanaagsan oo wax kugu soo kordhin kara, jumlada hadalkaas waa mid qurux badan runtii oo dhawaqa hore...
Ma GUNTII ayaa GAASHAANDHOGGAYGII fadhida!
Waa sheeko, uu ila wadaagay oday ka mid ahaan jiray xooggii dalka soomaaliya. Waa qiso aan xusuusan doono inta aan noolahay.
Axmed waa nin oday ah,...
Waa kuma Xag-jirku?
Xag jir sidiisaba marka la macneeyo waa qof dhinac u badan oo jecel qaab nololeedkiisa in uu hal dhinac ka abaaro aana jeclayn in uu ku dhex...
Duumooy dar Alla ku dag! Q1AAD
Rajadii uu ka qabay inuu noqdo nin reer leh/xaas leh ayaa u dhabowday, kadib markuu soo guursaday gabar uu kala yimid mid ka mid...
SALDHIGGA MUSIIBOOYINKA UMADDEENNA
Mar walba oo fasahaadka iyo xad gudubka, uu umad walba ku bato, waxaa bata ciqaabaha allah ku dul rogo umaddaas, ha noqoto ciqaabtaas mid abaareed ama colaadeed, ...
Jawaab; Maxaa Dumarkii Qurbaha ee Soomaaliyeed “Single-Mothers” kawada dhigay?
Canab Diriye — Marka u horraysa, inta aan loo galin nuxurka iyo farriinta ay xambaarsan thahay qormadadani, waxaa ila habboon in cinwaanka...