Maamulka Laashin

1800 articles

GARBADUUB Q27AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q27AAD Ciidankii Jabhadda badankoodi habeenkii ayay  gurdan raaceen oo ciyaar gud aadeen, abbaar meel u jirta geeldaaq ayaa waxaa deganaa reer guuraa aad u badan,   dhallintii deegaanka oo ciyaar tumanaysa...

SUMADAHA QORAALKA Q2AAD W/Q: Xasan C. Calasow (Shiribmaal)

Waa maxay HAKADKU, muxuuse qabtaa?, Aadanuhu marka uu hadlayo waxa uu u baahan-yahay neefsi iyo hawo-qaadasho joogto ah. Waa inuu hawo (kaarboon) debadda u soo saaraa, sidaas oo kalena uu...

GARBADUUB Q26AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q26AAD Goor barqo ah ayaa Ubax oo guriga ka maqan adeegna u doonatay magaalada, waxaa yimid guriga Huruuse adeerkiis Bile dheere oo aan laba indhood isu geynin teer iyo markii...

GARBADUUB Q25AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q25AAD Maalinnimadii markii la wada hadlay ayaa odayaashii iska hoyaadeen oo nin weliba meeshuu ka yimid u carraabey, iyadoo is afgarad iyo heshiis lagu kala tagay. Waxaa durtadiiba qorshe dejiyey Dhuuhe...

SUMADAHA QORAALKA W/Q: Xasan C. Calasow (Shiribmaal)

Carra edeg ama ifkan aynu ku dul noolnahay ee Eebbe nagu abuuray, wax walba ee kor saaran waxa ay leeyihiin summad iyo sawrac u gaar ah oo lagu aqoonsado,...

Billowga xisbiyada Dunida Q2AAD W/Q: Shaafici M. Axmed

Billowga xisbiyada Dunida  Q2AAD      Waxaan doodi ka taagnayn kala aragti duwanaashaha  in ay tahay arrin noolaha Eebbe ku abuuray. Sidoo kale waxaa kala jaad ah danaha bulshooyinka iyo baahidooda . Haddaba noolaha...

GARBADUUB Q24AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q24AAD Guhaad isaga oo ku xisaabtamaya in ciidanka uu weerarayaa inuu yahay mid ka awood badan kana hub iyo gaadiid badan, wuxuu ku talo galay inuu u weeraro...

GARBADUUB Q23AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q23AAD Bile dheere waxa uu isu diyaariyey inuu hawlgalkiisii u dhaqaaqo oo duulaan ku qaado, deegaamadii loogu sheegay Guhaad, markuu is diyaariyey ayaa waxaa yimid xeradii Huruuse oo isna...

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD W/Q: Shaafici M. Axmed

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD Loolanka dhanka madaxtinimada ayaa abuurey, soo if baxa xisbiyo iyo kooxo siyaasadeed islaamka dhexdiis ah.Markii aan dib u eegno sooyaalka waxa aan ogaanaynaa loolankii ugu waynaa...

Doqonniimo waa shil! W/Q: Cabdisalaam M. Xersi

Doqonniimo waa shil! Doqonimadu  waa garasho gaabni, habacsanaan, damiir iyo dareen yari, fiiro la’aan, Go’aan xumo, fooJignaan  la’aan, iyo fulaynimo isku biiray, waxay dhashaa  oo ay bah wadaagaan han yari, meel xun joognimo,...

SHEEKOOYIN