Maamulka Laashin

1801 articles

JAASUUSKA. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

    JAASUUSKA Qaybta 1aad Jaasuus Jaasuus طٛجبعٌاwaxaa la yiraahdo qofka baara oo raadiya sirta qof kale ama dawladba, sirtaas uu helayna u geynaya qof kale ama dawlad kale si qofkaas ama dawladdaas...

Hogoog li’i habluhu haybad ku ma leh! W/D: Hodan Sh. Cumar

Hogoog li'i habluhu haybad ku ma leh!   Ummad waliba diin, dhaqan iyo hidde soo jireen ah leh, ayadoo diinta Islaamku tahay tan kaliya ee xaqa ah, haddana, waxaa diin la...

Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”

Tixda: Tacliin   Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso.   Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye.   Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab.   Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni!   Tif baa...

Qurbajoog: Qayr mise Qasaaro? Q2AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurbajoog: Qayr mise Qasaaro? Q2AAD Qaybtii hore, ee qormada, waxaan uga hadlay, horumarka dadka dibadda ka soo laabanaya ay dalka ku soo kordhiyeen, haddaba, qormadani, waxay si kooban u tilmaamaysaa...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 9aad (SHEEKO XIISE LEH) Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 9aad   Dhanka Hani Iyana waxay lahayd Qorshe kale oo ay ku damacsanayd in ay ugu sheegto Runta ku saabsan waalidiintiisa, waa qof walba iyo qarshihiisa, balse Quluubta...

Maansadii Qabirlaay oo ka mid ah, Silsilad maanseedki Qoomamo

  Maansadan  waxaa la yiraahdaa  "QABIRLAAY"  waxayna ka mid tahay, Silsilad maanseedkii QOOMAME oo na dhex martay aniga iyo rag  badan oo  Jaallayaasheyda ah oo hal abuur ah,Silsiladda oo dulucdeedu...

Sooyaalka Nabaddii Sillooneyd Q27AAD

Sooyaalka Nabaddii Sillooneyd Q27AAD Hanad waa miyir doorsoomey,mana oga wax ku dhacay,Samatarna oohin iyo ciil ayaa isku gadaamay,isaga oo ilmada iska duugaya,oo dadkii ka dhex baxay bannaankana ka hiqle, yaa...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Farxaan maadaama uu nuugay Naaska Xaawo Haashim, wuxuu la ahaa Walaalo dhab ah Gabdhaha Xaaji Ciise, dardaaran dheer kadib waxaa sidii ku geeriyooday Xaaji Ciise, Farxaana...

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q5aad Qore: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q5aad Ka Qayb Qaadashada Xoraynta Dalal Afrika Ku Yaalla Madaxweyne Maxammad Siyaad Barre wuxuu kooxo la taliyayaal militari ah iyo tababaryaalba u diray dalal afrikaan ah...

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q4aad Qore: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q4aad Dawladda Midowga Sovyeeti/Russia Dawladda Russia waxay Soomaalida u gashay abaal aanan weligeen gudi karin, ayna ka mid yihiin inay skoolladeeda iyo jaamacadeheeda iyo jaamacadaha militarigooda...

SHEEKOOYIN