Maamulka Laashin

1801 articles

Shirib Garnaqsi ah: Wariye Coldoon iyo Taliyihii xirey Laashin: Cabdi Nuur Waddani

                      Shirib Garnaqsi ah: Wariye Coldoon iyo Taliyihii xirey  Waa shirib dood iyo garnaqsi ah, oo dhaxmaraya, weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo taliyihii soo xiray. Wariye  Cabdimaalik, waxa uu taliyaha waydiinaya, sababtii...

Kedis Jacayl Q1AAD W/Q Sakariye Cabdi Xaliim

    Kedis Jacayl. Waxay ahayd maalinimo isniin ah,jawiguna wuxuu ahaa jawi degan oo aad u macaan oo waa xili roobaad, cabbaar ka hor ayuu da’ay markaa ayuuna qayoodsadey oo neecaaw  qabow...

Sheekadii SODDOHO Q. 8aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Inta Daahir uu ku maqnaa Qoryooleey ayuu Aabihii guriga soo wacay, waxay hooyo Barni u sheegtay in ay Codweyn guriga timid iyo waxa reerka ay ku dhigtay, waxaa kale...

Qodqode mise Romantic?!

 W/Q: Anab Diriye

Qodqode mise Romantic?!

   Dumarka Soomaaliyeed, ka ma helaan, nimanka Qodqodaha (QODEQODE) ah. Iyagaa sii ka la jiree, haddana, kan ay ugu neceb yihiin, waa midka, jikada la maamula, oo dheriga...

Sidee loo Akhrin “Awaaltiris”? Wq A. M. Yusuf

Sidee loo Akhrin “Awaaltiris”?   AWAALTIRIS waxa ay tari kartaa wax allaale iyo wixii hadalka, midkiisa qubane ah, uu tahali ( tari ) karayo. Sheekoda qoys ka kooban Hooyo, Aabbe, iyo...

Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q1AAD W/Q: Mohamed Abdirizak Farah (Irbad)

Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q1AAD Mahad iyo ammaan aan la koobi karin, waxa ay u sugnaatay Mowlaha weyn, ee i nagu uumay uunkan aan dul soconno. Rabbiga i solansiiyay, in aan...

Maafiyadii Socod Baradka Aheyd! W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

Saciid waa wiil dhallinyara ah, da’ ahaanna waa barbaarta u dhaxeysa labaatan iyo shan jirka ilaa soddan jirka, kana soo hayaamay dalkiisii hooyo. Wuxuu sharciga dal ku joogista iyo...

Qurbahaa i qiima tirey Q6AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

  Qurbahaa i qiima tirey. Diyaarad dag daga ayaan helay oo laba maalin gudaheed baxaysa, labadii maalin hotelkaan ku huursanaa banaanka uma aanan soo bixin, subaxdii ballantu ahayd ayaan garoonkii diyaaradaha...

Alle Aamin si aad u gaarto Ujeedkaaga adduun( Dhacdo dhab ah) W/ Q Cabdi Nuur Waddani

Rumeynta eebbe iyo waxtarka Runnimada Waxaa jiray qoys ka kooban Aabbe,Hooyo iyo hal wiil oo ay dhaleen, qoyskaasu waxay ku noolaayeen dhulka miyiga waxayna ahaayeen dad iska xoolo dhaqato ah,...

Sheekadii SODDOHO. Q.7aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Waxaa la isku dayay in islaamaha la kala maslaxeeyo, laakiin qeyladi waxay sii badatay markay hooyo Barni tiri: "wiilkeega idiin noqon maayo inan la yaal, gabar loo noqdana meesha...

SHEEKOOYIN