Maamulka Laashin

1801 articles

Shiribka Toddobaadka Haasaawe wiil iyo gabadh dhexmaray Curiye: Maxamed M. C/raxmaan

  Waa shirib haasaawe ah oo dhex maray wiil iyo gabar, waxaana dhex martey sheeko iyo haasaawe suugaaneed qurxoon, bogasho wacan, shiribka waxaa curiyey,  Laashin Maxamed Macalin Cabdiraxmaan.   Wiilka Bariida wacan baariyeey Boqorad...

Diinta Islaamka iyo loolanka Alla koodnimada iyo Gaalnimada W/D: Dr. Abdullahi M Hussein

                    Diinta Islaamka iyo loolanka Alla koodnimada iyo Gaalnimada Waxaa aad u badanaya dadka soomaalida ah ee diintii ka tagaya ama ha noqdeen mulxidiin(Alla kood) ama naf ha ka dayeen diimo...

Taariikhdii Jankis Khaan. Q.4-5aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan.   Habeenkaas Tiimojeen ayaa Aabihii weeydiiyay: "Aabe waxaan maqalay inay ragga qabiilka Nozaniyan ay yihiin rag adadag oo xoogleh ee maxaa...

Maansada Soorquureed Curiye: C/qadir Ibraahim Weheliye

                      Maansada Soorquureed. Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah...

BAROORTU MOOSKA KA WEYN Wq A. M. Yusuf ( Wayeel )

BAROORTU MOOSKA KA WEYN ❝ Hadduu dirirka cawleed da'uu dunida maasheeyo Dixidiyo dareemada hadduu daadku mulacleeyo Dabku kama bakhtiyo Maxamadow dumarka reer Nuux e Duntoodaa wanaagsan e hablaha laga ma doorteen e ❞
~ ...

“Afka Hooyo” Hees Cuirye: Bashiir M. Xersi

“Afka Hooyo” Hees Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus...

Aqooni waa aqris W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Aqooni waa aqris   Bartamihii 2005tii, ayaan dhammeeyay dugsi sare. Waxay ahayd, xilli ay dadka Muqdisho aqoonta u heellanaayeen, waxbarashaduna ka taya roonayd sida ay hadda tahay. Markii aan dhammeeyay imtixaankii...

Sheekadii SODDOHO Q. 9aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Maalinti xigtay Daahir markuu shaqada ka soo baxay, wuxuu aaday guriga Raxmo, gaariga soo istaagay marki la maqlayna, Raxmo iyo hooyadeed way garteen in uu Daahir yahay. Codweyn waxay soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 164aad. W/Q. Ahmed Hayow

Duhurnimo Khamiis ah ayay duushay diyaaradi siday Raage iyo Yaasmiin, markay galeen hawada Soomaaliya ayay arkeen xabado ka dhacaaya meel ku beegan magaalada Kismaayo, kadibna waxaa diyaaradi soo gaaray...

Geela iyo Geeska Afrika W/Q Bashiir Cali Barre

Geela iyo Geeska Afrika.       Waxtarka Geela.   Geelu waa xoolaha kan ugu muhiimsan isla markaana ugu waxtarka badan, xoolaha kale ee la dhaqdo geyigeena Soomaaliyeed, xoolaha kale wuxuu la wadaagaa labo dheefood,...

SHEEKOOYIN