Maamulka Laashin

1801 articles

Sabannadii samaa!!Q1AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

    Sabannadii samaa!!Q1AAD. Horudhac Waa sheeko xambaarsan farxad, murugo iyo ku cibri qaadasho una baahan in si fiican loo dhuuxo nuxurka ku jira. Maahan ku tiri kuteen, mala-awaal iyo wax la mida...

Agoonkii Hooyadii Illaaway Q2AAD W/Q C/fitaax Maxamed Xaambe

  Agoonkii Hooyadii Illaaway  Abyan waa ka baxday kalinimo, nolosheeddii wehelka la ahayd wel'welka iyo walbahaarka waxay isku badashay mid waassan u baryey waqalna u hooray.Marxuumkii COLAAD, maanta waa mid Dunida...

Kedis Jacayl Q2AAD W/Q: Sakariye Cabdixaliim Maxamed

            Kedis Jacayl Q2AAD    Markaannu ku kulanay barxada yaree u dhaxaysa, qolalka isbitaalka ayaan ku iri: “Waa lagu salaamay walaal? ayadana cod naxariis laga dareemayo ayay waxay iigu warcelisay : “ Waa lagaa...

RAJO KU NOOL! W/Q: Anab Diriye

          RAJO KU NOOL! Waxaa jira laba wiil oo walaalo ah. Wiilashu waa is ku aabbe kaliya, oo labo bah ka soo ka la jeeda. iyagoo yaryar bay labadii waalidba ka...

DAMACA SIYAASADEED EE HOGAANKEENA

 DAMACA SIYAASADEED EE  HOGAANKEENA Damac marka laga hadalayo waa baahi uu qofku wax uun u qabo, waxaas oo noqon kara wax walba, waxay ku xirantahay waxa uu qofku damcay doonayana...

Sheekadii SODDOHO Q.13aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Codweyn markay guriga soo gashay ayay Raxmo tiri: "hooyo saaka waad ka tagtay kiishkaadi, Raaxana way kaa soo weyday beerta, waxaana is dhahay xageey hooyadaa aaday oo waa kaa...

Shirib Garnaqsi ah. W/C: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

  Waa shiri Garnaqsi ah oo dhex maraya laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"  iyo madaxa alshabaab, oo ah hoggaamiyaha guud ee Axmed Aw Cabdi Godane. Doodda waxaa igu dhaliyay...

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA W/D: Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA 1- Kuwa diinkoodii ku qaybsamay ee noqday kooxo iska horjeeda adiga waxba kaama galin arinkooda ilaahay bay utaal markaa ka dibna isagaa oga warami doona wixii ay...

Jankis Khaan. Q.6-7aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan (1162-1227).   Maalin ay wada joogeen Tiimojeen iyo Hooyadiis, kadib markii loo dhiibay hogaaminta Reer Yasogaay ayay Hooyadiis aragtay isagoo sii...

Gef rageed iyo godob haween Q1AAD W/Q: Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan)

            Gef rageed iyo godob haween Q1AAD Waxay hurdada ka soo salashay ayadoo dhex maquuranaysa riyo aad u cabsi badan,waxay   aragtey iyadoo goob fagaaraha ah lasoo taagay oo la doonayo in...

SHEEKOOYIN