Cabdikariim Cabdulle

38 articles

LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey

LIIBAAN MA LE ADDUUN! Ma fahantaa Suugaanta? Ma leedahay gowso aad ku ruugto iyo carrab aad ku dhadhansato tixda Soomaalida– sida gabayga, shiribka, heesta, suurowga, geeraarka IWM.? Haddii aad ka mid...

KULANKA AQOON IYO OGAAL EE XARUNTA FAARAX SHUURIYE W/D Abdulle ABDI Karim (Abka Xaaji)

Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal ee xalay oo ay taariikhdu aheyd 26/10/2025 ka dhacay Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye ayaa is arag iyo maqalka waxaa marti ku ahaa, Prof:...

FALANQEYNTA KULALIHI W-D PROF. C/Qaadir Ruumi

Kula-Lihi Qisada Kula-Lihi waa sheeko-faneed xiiso gaar ah leh.Qisadan waxaa qoray Al Ustaad Xuseen M.Cabdulle( Wadaad),waxaana daabacday xaruunta Laashin,sanadkii 20024.Qoraa Xuseen Wadaad wuxuu dareemay xilligan inay jiraan  isdiiddooyin,oo u baahan...

Miyi iyo Magaalo W-Q Abdulle Abdi Karim {Abka Xaaji}

Waxa uu ahaa maal-qabeen maalin maalmaha ka mid ah ayuu go'aansaday inuu wiilkiisa cashar u dhigo si uu u ogaado in maalka cayaar cayaar lagu keenin tusana in dad...

Buug-Daalacasho W/Q Prof: C-Qaadir Ruumi

Buug-daalacasho/Dhimaal Dhaqan Dhaqanka bulshada Soomaaliyeed wuxuu ahaa muddo fog mid ku salaysan habka dhaqan-dhaqaale ee degaannada Soomaaliyeed.Dhaqanku waa hab lagu dhaqmo ,oo facba facii ka horreeyay ka dhaxlo.Dhaqankeennu wuxuu isugu...

Xalka Ogaalka W/Q Abdulle Abdi Karim(Abka Xaaji)

Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soomaaliya ka jira waa mid xal loo heli karo marka laga reebo ,Qabyaaladda Musuq-Maasuqa, Nin jecleysiga, L'a Nacamleeyayaasha iyo Diin Dugaashiga beentaa, iyo qaar kaloo...

MAAN LEYLIN Q-1aad W/Q C/Raxiin H Galleyr

Maan leylin Qaybtii 1AAD Waxa aan habeen hore soo qoray in ay dhallinyarada iyo dhallinta culusba u baahan yihiin in Af Soomaaliga aan wax iska weydiino afka. Haddaba noolaha aan dadka...

Dhaqan-Doorinta Gumeysiga Qarsoon W/Q Abwaan C/Raxiim H Galleyr

Dhaqan doorinta iyo gumaysiga qarsoon waa mid soo jireen ah, oo hadba heer soo marayay waagii Saancaddaaluhu yimid geyiga bulshooyinka reer Afrika waxa ujeedkoodu ahaa in ay dhalan dooriyaan...

Isku Haleyn W/Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)

Isku haleyn Sulddaan ka talinayay deeggaano hodan ah , baa ku baraarugay abaaro iyo colaado xarko goystay, muddooyin badan uu dhuljiif ahaa warbixanada loo tebiyo waxa ay ahaayeen kuwo uu...

Sanad-guuradii 11aad ee Laashin. W/Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)

1 of 1,171 Sannadguurada 11aad ee Laashin. Abdulle karim <jallaatocaano@gmail.com> 2:20 PM (18 minutes ago) Abkoow Xalay oo taariikhda aheyd 20/09/2025 waxaa xarunta laashin  lagu qabtay   xuska sanadguuradii 11 aad ee hoyga hiddaha iyo dhaqanka ee Laashin. Laashin waxaa...

SHEEKOOYIN