BANDHIGGA SANADLAHA AH EE BUUGAAGTA SOOMAALIDA EE GOTENBERG

Waxaa magaala Göteborg ee dalka Sweden lagu qabanayaa bandhigii xiisaha badnaa ee Buugaagta Soomaalida ee sanadla ahaa, sanadkan waxaa marti ku leh qorayaal iyo aqoonyahanno bulshada soomaaliyeed miisaan culus ku leh, kuwaas oo kala imaanayo daafaha dunida.

Bandhigga waxa uu qabsoomayaa hadduu Rabbi idmo 05-06/09/2025.

Dhammaan cid kastaa oo danaynayso bandhigaa oo sanadkan ay wehliyaan aqoonyahanno culus waa mid u furan dhammaan cid kastaa oo danaynayso.

Ka soo qaygalkaagu, waxaa uu gacan u yahay taabbagelinta iyo sii socoshada hawlahan qiimaha badan.

SHEEKOOYIN