Wariye iyo Warbaahin Q1AAD
Lafa gurka labada eray ee aan halku-dhiga uga dhigay qormadayda Runtii maaha arrin laga gayoonayo oo qormo iyo qoraal lagu soo ebyi karo, balse waxa aan...
Maansadan Damaq waxa ay ka hadlaysaa dhibaatooyinka lixaadka leh ee dalkeenna ka jira waxa laga dhaxlay iyo dagaallada iyo dirirta sokeeye sida ay u saameeyeen nolosha ubad badan oo...
Mar baan Masaajidkaa ka xannaaqi gaadhey!
Waa odey waayeela. Wuu warramayaa. Wuxuu yidhi: waxaa aan ahey nin muruq-maala. Waxa aan ka shaqeeyaa dhismaha. Waxa aan leeyahay toddoba carruura; Illaahay baa...
Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Qaybtii 3aad
Waxaa si kadisa labadayda dhinac u soo fadhiistay Shankaroon Axmed sagal iyo Sahro Siyaad oo labadooduba ka mid ahaa hobaladdii dalkeena caanka...
MIRIAM MAKEBA; MAMA AFRIKA
"Gabdhaheennu waa hooyooyinka soo socda ee bulshadeenna, waana la-gama-maarmaan in aan ku dadaalno wanaajintooda"
"Waxaan ilaashaday dhaqankayga, qofnimadayda iyo muusiggayga, markaas baan noqday astaanta iyo tusaalaha afrikaannimada"
"Waxaan...