Hammi caashaq iyo hungo been Q5AAD.Axmed oo shaqadiisii iskaga jira ayaa taleefoonkii Nasra soo dhacay is waraysi yar kaddib waxay tiri qaali fiiri Farriinta aan kuu soo diray.Axmed si...
Wax Nin weyn loo sheego maahan Q1AAD. ________________________________Wiil Mudug Vs Dhakhtar Kanada Udhashay Isagoo Gaalkacyo ku weynaadey ayaa waayaha iyo nasiib is biirsaday Canada ka tuureen waa 40 jir aan weligiis...
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AADNasra oo codkeedii naxariista badnaa iyo erayadii macaana ee ay qalbiga Axmed ku hanatay iska soo horraysiinaysa, ayaa Axmed oo taleefoonka ku soo...
Hammi caashaq iyo Hungo been ah Q2AAD.Waxay xaaladdu sidaa ahaataba, maalin ayay gabdhii wiilkii u sheegtay arrin uusan jeclaysan, arrinka Nasra ay Axmed u sheegtay waxa uu ahaa, in...
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q1AAD.Wiil iyo Gabar dhallinyaro ah oo la kala yiraahdo Axmed iyo Nasro, ayaa waxa ay isku barteen mid ka mid ah baraha bulshadu...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q55AAD Waxaa dhammaatay Dacwaddii loo heystay Dalmar iyo Axmed dheere minaan Racfaan iyo hirighirig kale imaan. Kolkii laga soo kala dareeray...