FILANWAA Q10AAD Sagal markii ay Maxamed la ku lantay waxay kala hadashay arrimo xaasaasiya, kuwaasoo ubadnaa waxyaabihii dhacay iyo haddalada ku tidhi kuteenka ah ee dadka qaar ka faafiyeen Canab.Sidoo...
Farxaddii Luntey Q3AAD Waxa ay soo laabatay, iyadoo Xaas ah, naxdin weynaa tolow yaa baas u baas baxay mustaqbalkeedii ifaayay, ma mid kale oo ka sii if badan ayey heshay,...
Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 5aad Waxaan isku dayay in aan ka meer meero su'aasha ay i waydiisay ee maxaad igu furaysaa, maxaa yeelay, ma hayn jawaabta...
Farxaddu iib maaha Q8AADNinkii ayaa hadalkiisa ku furfurtay aw Raage kuguma imaan inaan ku dhibaateeyo, dhibkase waa iga soo horreeyay, iminkana waxaan rabaa in dawo loo helo. Raage oo...
Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya Qaybtii 4aad Waxay ahayd habeen aan kusoo tala galay oo in badan aan is lahaa waa jaaniska aad Fowsiyo ugu sheegi karto in nolosheeda...
Farxaddii Luntey Q1AADWaa ammin laga joogo sided iyo toban sanno, markii aan gabarta aan indhaheyga ka jeclaa ku ballanay in aan is guursano.Goortaas aan ballameyno waxaan isla meel dhignay...