Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 70aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 70aad                                                            1-Xasan albasri  Kaligey ayaan dhashay Kaligey ayaana dhimanayaa Kaligey ayaa qabiirga la i galinayaa Kaligey ayaan alle hortiisa la istaagayaa camalkayga. Maxaa...

Doob gaamuray! Q9AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q9AAD Xilligu waa xilli duhurnimo ah oo ay qorraxdu aad u kululayd dadka iyo duunyaduna ay harraad asqa ah wada dareemayeen, waxayse dadka degaanku u wada aroorayeen ama...

Waa maxay shaqo dawladeed? W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Waa maxay shaqo dawladeed? Nooluhu marka uu isku yimid ee uu ku baaraandegey dhisme wax mideeya ee hoggaanka u qabta baahidii keentay in uu midoobo waxa ula baxay midawgaas magaca...

WAAYIHII WARSAME Q12AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q12AAD Warsame  iskoolkii si fiican ayuu u la jaanqaaday casharradiina si wanaagsan ayuu u dhex galay. Labada maaddo ee Afka Soomaaliga iyo xisaabta ayuu aad u jecel yahay...

GORFAYN-TA HILAADIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFAYN-TA HILAADIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Dhiganaha: HILAADIN. • Qoraaga: Bashiir M. Xersi • Bogagga: (164). • Hormooyinka: (16 hormo). Hormo kasta waxay goonideeda u leedahay laaman ka unkamay oo aan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q34AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q34aad Sidaas si la mid ah Cumar waxa uu is waydiiyay siduu ka yeeli lahaa, Nasra maadaama ay xaaskiisii weli tahay, talan iyo baarandeg dheer...

Sheeko gaaban:Aqriska iyo Ogaalka W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Aqriska iyo Ogaalka Waa goor aroornimo ah Kayd wuu soo jarmaadey si uu wareysigii uu laha qoladii shaqada uu dirsadey ee ballamisey u tago. Waxa uu soo kaxaystay baabuurkiisa waxa uu...

Maansada: GAYIMARA W/C: Farax Sheekh Cabdirisaaq

Maansada: GAYIMARA Maansada GAYIMARA waxaa curisay Hal abuurada eebbe deeqda u siiyey Farsahaxanimada iyo garashada xeeldheer ee dhaqan iyo dhur ee bulshada Soomaaliyeed,   murtida iyo miida ka sakoow waxaad...

Tacsi Tiiraanyo leh

Tacsi Tiiraanyo leh. Innaa lilaahi waa innaa lilaahi Raajicuun Waxa ay  Bahda Laashin tacsi uga direysaa halkaan Ustaad Maxamed Cabdullaahi Jaamac iyo Qoyska reer Cabdullaahi Jaamac geeridii ku timid Marxuum  Xaaji...

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 69aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 69aad                                              1- Miftaaxa Nolosha In aad wax walba haysato micnaheeda maahan in aad heshay qanaacada nolosha, nolosha sideedaba qanaaco...

SHEEKOOYIN