Qormooyin

Af-Soomaaliga Yaa Matala? W/Q: Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Af-Soomaaliga Yaa Matala? Shaakir Maxamed Cabdullaahi - Afka waxa uu ka mid yahay Astaamaha ama Qodobbada Madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco Dhaqanka, haybta iyo Asalka ay Ummad ama...

JIIL WANAAGSAN. W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

  Jiil wanaagsan sidee lagu heli karaa? Waa Su’aal u baahan Maskax Caafimaad qabta, marka la raadinayo jawaabteeda waxaana wanaagsan inta aan lala soo boodin jawaabteeda in marka hore dhinacyo badan...

Waayihii Xassan Great iyo wax-tarkiisii faneed (Taariikh nololeed) Q2aad

Waayihii Xassan Great iyo wax-tarkiisii faneed (Taariikh nololeed) Q2aad Socdaalkiisii fan beegsiga ahaa ee uu Xamar kusoo galay wuxuu ku aaddanaa 1963-kii, markaas oo uu toos u abbaaray goobo si...

Qurba joogta Qarannimo uma diyaarsana! W/D: W/Q:Mohamed Musa Sh. Noor

Qurba joogta Qarannimo uma diyaarsana! Tan iyo markii bur burka ku dhacay dalkeena, waxaa ka baxay dalka ayaa la oran karaa kala bar umadda intii ku noolayd qaab walba oo...

ARADNAANTA UMADDA EE AFKA HOOYO….

ARADNAANTA UMADDA EE AFKA HOOYO. Inta badan marka aad booqatid baraha bulshada waxaad dareemeysaa is fahmi waa u dhexeeyo bulshada soomaaliyeed ku gaar ahaan da’ yarta iyo Hal abuurka soomaaliyeed...

Wargeyska Gobollada dhexe iyo Macluumaadkii Bishan lagu qorey.

Wargeyska billaha ah ee Gobollada dhexe ayaa wuxuu soo baxaa bil walba, Wargeyskan oo ah wargeys u adeega bulshada dhinacyada horumarinta adeegyada iyo ma huraanka bulshada, sidoo kale dhiirigeliya...

Waayihii Xassan Great iyo wax-tarkiisii Faneed (Taariikh Nololeed) Q1aad

Waayihii Xassan Great iyo wax-tarkiisii Faneed (Taariikh Nololeed) Q1aad Dhismaha idiin muuqda waa qaybtii ay dowladdii Kacaanka ahayd ugu tala-gashay inay Fanaaniintu ka degaan Guryihii loo yaqiin If iyo Aakhiro...

FANKU WAA FARRIIN! W/Q:Mohamed Musa Shiikh Noor

Fanku waa fariin gudbin nuucyo kala gadisan loo gudbinayo farriimaha markaa la sido, waana wax kasoo maaxda Maskaxda Qof markaa Dareen tabanayo nuuca uu doono ha ahaado dareenkiisa, mararka...

MA LOXODKEEY KU LADAYAAN? (Qormo sheekeed)

MA LOXODKEEY KU LADAYAAN? (Qormo sheekeed) Sidii caadiga ahaydba daabbaddii qarsooneyd ee xalay la duushay ayaa dib ugusoo dajisay ifkan uu dulmigu yaal yaal. Waaga soo guduudatay iyo ileyska gantaalaha ifaya...

Mudane Erdoğan Mahadsanid W/Q Bashiir M. Xersi

Mudane Erdoğan Mahadsanid   Murti baa leh: “Abaal raag rag baa leh” mid kalana waxay leedahay: “Ruuxii abaalgala waa loo gudaa” mid ka agdhaw ayaa tiraa: “Abaal qof galaa badan,...

SHEEKOOYIN