Tahriibka tacsida wax ha loogu daro
Tahriibku waa musiibo qaran, waa aafo uur ku taalooyin badan nagu reebtay, waa dhibaato si guud iyo si gaarba u wada saameyn soomaali...
Shaqo halagu siiyee qoladaada sheeg?
Waqtiga inta ugu badan waxaan noqdaa kali aan cidna la joogin, si aan u fikiro anigoo maanka ku haya daruufta gaar ahaaned ee nafteyda hareereysay...
Ha murugoone; mayal adayg!
Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey!
Ka ma arrinsanno, ka mana...
Soohdinta siyaasaddu seeto ma aha!
Soomaalidu asal ahaan waa reer guuraa, taariikhdooda waxaa ka buuxa, is dil iyo colaad, ha yeeshee, weligood waxay ahaayeen kuwo aan ka la xirneyn, oo...
DAL JIRIHII DAYACNAA …
Waa sanad guuradii 56 lixaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Ciidamada xoogga xiligaasi oo ku beegneyd 12 April 1960kii, in mudo ah ayay...
LA MIDOW NAFTAADA.
In naftaada aad ka cafisaa Dambiyo badan oo ay gashay waxay muhiim u tahay la jaan qaadidda Waqtiga Cusub ee aad markaa taagantihiin, hubaal in ay xumaan...
بسم هللا الرحمن الرحيم الحمد هلل رب العالمين وصلى هللا على سيدنا وموالنا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون. Sababta...