Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 45aad                                       1-RUNTA WAA WAXA UGU WANAAGSAN Waxaan ogaaday inta aan noolaa in runtu ay tahay waxa ugu...

Yusuf islam ama Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay. W/Q: Cabdinuur Colombo

Yusuf islam ama  Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay.=============================================================Cat Stevens heesaagii dunida caanka ka noqday Sannadihii 1960-meyadii iyo Sannadihii 1970-meyadii xaafadda Marylebone oo ka tirsan Magaalada London ee...

MAXAA KEENAY IN SUCUUDIGU DUMARKA U FASAXO BAABUUR-WADISTA?W/Q: Cabdisamad Baashe

Salaasadii ayaa Sucuudigu ku dhawaaqey in ay dumarka u ogolaan doonaan in ay kaxaystaan baabuurta, isla jeerkaana ay soo afjari doonaan siyaasaddii wakhtiga dheerayd ee u noqotay calaamad caalami...

Waddada Suubban: Q7AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q7AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal"Ka cabsashada Eebbe (S.W.).Allaah(S.W) waa waaxid waa kali waa sow doona yeele aanay jirin wax la la wadaajiyo. waa abuuraha wax kasta...

NOLOSHA WANAAGSAN, W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

                                                   NOLOSHA WANAAGSAN  Doonista uu qof walba doonayo nolosha wanaagsan waa mid waligeed soo jrtay, waana tartan qof walba uu u galayo sida uu u gaari lahaa , sidoo...

Boqor Fahd iyo Qadiyadda Soomaali Galbeed. Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

Boqor Fahd-ka Sucuudiga iyo Dhulka Soomaalida Galbeed (Ogaden) Amxaaro waxay weligeed dawladaha krishtaanka ah ku beel dulucsataa ayadoo tiraahda:“waxaan nahay jaziirad krishtaan ah oo ay ku hareereysan tahay badweyn muslin...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 44aad                                                          1- Saddex ilaasho  Sharaftaada ilaasho Balantana dhowr caafimaadkana ku dadaal. Mmusa                   2-Xusuusnow in noloshaada ay gacantaada...

TAKOOR IYO TACADDI Q3AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrWaxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo...

Diinta iyo Qabyaaladda. W/Q: Faysal Xuseen

 Diinta iyo Qabyaaladda. Qofku in uu reer ku faano waxa keenaya shaqsiga oo bulshada iska dhex waaya, habnolaleedkeenna bulsho is waaga shaqsiga ah ayaa ku badan. Dhaqan ahaan guriga soomaaliga...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q27AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q27AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qeybtaan waxaan kusoo qaadanayaa laashin Caan ka ah dhulka...

SHEEKOOYIN